Skip to content
Home
Talo weydii
Online Dictionaries
All Free AI tools websites
Contact us
Arabic
Amin arts oo Kenya meel saaray
Kenya waa dowlad aan rabin soomaali inay toosto.
sidaas awgeed waxay adeegsataa jaajuusyada dalka madaxda ka ah.
kuwan haddii ay caqli lahaan lahaayeen waxay noqon lahayd soomaali meel toosan.
laakin madaxda dalka oo dhan waa dad shaqaale ah.
Amin arts iyo mar kale Kenya weeraray
waxay u shaqeeyaan cadowga marka waxaad ogaanaysaa in dalkeena uusan tooseynin haddaan layska qabanin kuwan
Tagged
Amin Arts
,
Axmed Madoobe
,
Cabdirahmaan Cabdishakuur
,
Jawaari
,
Maxamed Sh. Cusmaan Jawaari
,
Saciid Deni
Leave a Reply
Cancel reply
You must be
logged in
to post a comment.