Comment Maka bixin karaa Fariimaha dadka kale

Su’aasha: Asc waxaan in badan arkaa Su,aalo jawaabta ugu haboon oo Qaarkood aan tijaabo ahaan u maray in aan siiyo dadka halkan Su,aalaha kusoo post gareeyo Su,aasheyda waxay tahay ma gaareysaa fariinteyda aan commentiga kusoo gudbiyo Sharci ahaana Policy-giina maka mid yahay in Fariin Comment ah la bixin karo Jawaabta: Haa waad bixin kartaa, su’aal […]
Sideen ku ogaadaa Su’aasheyda in Laga soo jawaabay

Su’aasha: Asc webka Daruur waxaa tihiin webka kaliya aan aamino Qoraaladiisa ilaahay ha idin xafidee waxaan doonayey inaan idin waydiiyo sideen ku ogaadaa inaad iiso jawaabteen xageena iigu Soo dhaceysaa jawaabteyda majirtaa keyd aan ka aqrisan karo su,aalihii hore aan idin waydiiyey mahadsanidiin hanaga caajisina insha Allah. Jawaabta: WCS, marka su’aalaha laga jawaabo waxaad galaysaa […]
Su’aalaha qaar maxaan looga jawaabaynin

Su’aalaha qaar maxaan looga jawaabaynin Su’aasha: Su’aal Ayaan Maalmö kahor idin so waydiyay jawaabteda mahelin. Jawaabta: Su’aal kaste jawaab ayay leedahay laakin haddii su’aasha laga jawaabi waayo waxaa laga yaabaa in sabahana ay jiraan: 1- in su’aasha aysan caddeyn oo hadalka aan la famaynin ujeeddada laga wado. 2- in su’aasha isla iyada ay ku sugan […]
Codsi guud ku saabsan qoraallada su’aasha la xiriira

Su’aasha: asc Allah macak waxaan idinka codsanayaa inaad webka daruur marka riyada naloo fasiro riyaadi screen shot ayaan ku qaadaa waanan kaydiyaa hada waxaad dhex galiseen qoraalkii qaybo kale tusaale riyooyin kale riyada aragtida,…………….. riyada qaaa…………… riyooyinkale taasoo qoraal riyada Kala qaybisoo soo dhexgaliseen oo Kala qaybisay kalkii Ay markii hore riyadu kuwada dhamayd iyadoo […]
Sawirada imtaxaanka Seminaarkii Bisha Cas

Sawirada imtaxaanka Seminaarkii Bisha Cas Waa Seminaarkii Bisha Cas, wiilal iyo gabdho ayaa laga qaaday imtaaanka waasawiro badan oo laga soo qaatay goobta imtaxaanka. marka dhamaan waa dad ku dadaalaya aqoonta iyo faa’ideysiga. marka waxaa la rabaa in beesha soomaaliya si fiican loogu dhex faafiyo waxbarshada si loo helo nabad in lays dilo waxaa keenay […]
Sawiro qalinjabin 2019 Somalia

Sawiro qalinjabin 2019 Somalia Sawiro wiilal iyo gabdho soomaaliyeed oo ka qalinjabiyay jaamacadaha dalka. Soomaalida waayahan aad ayay ugu soo bateen jaamacadaha inay wax ka bartaan. wiilal iyo gabdho badan ayaa ka baxaya dhamaan jaamacadaha soomaaliyeed. waagii hore sidaas ma ahayn xataa markii ay jirtay dowladda Siyaad Barre. marka waxaa la rabaa in lagu dadaalo […]
Aqoonta waxyaalaha lagu helo

Aqoonta waxyaalaha lagu helo Aqoonta wax yar ma aha mana sinna aqoonyahan iyo jaahil halkaan waxaad ka arkaysaa nusuusta kusoo aroortay qiimaha aqoonta ay leedahay. Qiimaha aqoonta waxaa ku filan qofka jaahilka ma rabo in lagu tilmaamo jaahilnimo, taas waxay daliil u tahay in cilmiga uu leeyahay qiime weyn. Si kaste ay tahay qofka aqoonta […]
