Wa maxay Nursing Care Plan

Wa maxay Nursing Care Plan Su’aasha: Asc alah kuxafido wll inta kadib Waxad sharaxad koban igasisaa mowduca nursing care plan lagu magacabo mahadsanid Jawaabta: Nursing care plan waa qorshaha daryeelka kalkaalinta ee la siiyo qofka, ama qoyska, ama bulshada, waa habraacyo kala nooc ah kalkaaliyaha ama kalkaalisadu ay fuliso si ay u taageerto ogaanshaha kalkaalisada ee […]
Waa maxay mowduuca la dhaho Gibbs reflection

Waa maxay mowduuca la dhaho Gibbs reflection Su’aasha: Asc waxan raba inad igacawisid diyarinta moduca cafimad ee lagumagacabo gips reflection wuxu yahay iyo qaabka loqabto mahadsanid Jawaabta: Gibbs’ Reflective Cycle waa nadariyad ku dhisan lix arrimood oo isku xiran oo qofka tajribadiisa ku muujiyo waa waddo wax lagu baaro (manhaj baaritaan) waxaana loo adeegsadaa dadka […]
Qof maaddiga u sahlan quraankana ku adag maxaa daawo u ah

Qof maaddiga u sahlan quraankana ku adag maxaa daawo u ah Su’aasha: Waxaan Ahay Qof Aad Ugu Fiican Waxbarashada Dhamaan Waxyaabaha Maadiga Ah Nuucay Doonaanba Ha Noqdaane Laakiin Quraanku Saaid Ayuu iigu Adag Yahay Markaa Maxaa Sababay Inay Waxyaabihii Maadiga Ahaa Dhamaantood Aan Kuwanaagsanaado Quraankana Aan Kuliito Mise Quraanku Wuu Ka-Adagyahay Waxyaabaha Maadiga Ah Mararka […]
Maalmahaan su’aalba waa soo qori waayey maxay tahay

Maalmahaan su’aalba waa soo qori waayey maxay tahay Su’aasha: Maalmahaan su aalo badan aan rabay inaan kaa wareysto lkn marwalba wuxuu ilahaa su aalo laga jawaabinaa jiro sug waaba ku wareeray hada lee arkay marka nio fursad hala siiyo dadka su aalaha idiin soo weydiiyo. Jawaabta: Su’aalaha marka ay bataan oo ay iska soo daba […]
Xisaabta meel ay ku dhamaato majirto

Su’aasha: Asc walaalaha Daruur Dugsi Hoose ilaa Dugsi dhexe ilaa Dugsiga Sare ilaa aan Jaamacad ka Galo waxaan qaadanayaa maadada xisaabta hadaba Xisaabta sida cilmiga kale ma Soo xirantaa oo Hadii aan BHD ka qaato meel ay ku egtahay majirtaa Marka Laga tago qaacidooyinka cusub ee Xisaabta kusoo biiraya Taas oo anigaba aan awoodo inaan […]
Wadankuu Ku yaalaa Webka Daruur.com

Wadankuu Ku yaalaa Webka Daruur.com Su’aasha: Wadankuu Ku yaalaa Webka Daruur.com Imisa Dhakhtar Ayaa Ka shaqeeya Oo Suaalaha Dadka Uga Soo Jawaaba Jawaabta: Webka Daruur waxaa laga maamulaa dhowr wadan su’aalahana waxaa ka jawaabo dad jaamacado ka soo baxay waxaana loogu talagalay umadda soomaaliyeed in loogu adeego, dadka soomaaliyeed inay helaan meel ay u noqon […]
Meeqa sano ayaa laga joogaa abuurista dunida iyo nabi Aadam (CS)

Meeqa sano ayaa laga joogaa abuurista dunida iyo nabi Aadam (CS) Su’aasha: Asc walaal Dadku waxa ay dhahaan dunidu waxa ay dhisan tahay malaayiin sano ama waxa lahelay dad noolaa malaayiin sano ka hor noolaa qalfoofkooda Marka maxa ka jira ? meeqa sano ayaase ka soo wareegay nabi aadam (c.s) wakhtigii uu noola ? Mahadsanidin. […]
