Sawirada qaar ka mid ah ardayda qalinjabisay

Sawirada qaar ka mid ah ardayda qalinjabisay Ardaydan waxay ka qalainjabiyeen jaamacad ku taalla magaalada Muqdisho. sida la og yahay aad bay usoo badanayaan dadka waxbarashada dhameeyay gaar ahaan heerka jaamacadda. gabdho iyo wiilalba way ku jiraan dadka maanta waxa baranaya. sawiradan waa qeyb ka mid ah sawirada dadka qalinjabiyay oo shahaadada la guddoonsiiyay. ardayda […]
Farta sida loo qurxiyo iyo qiimaha ay leedahay

Farta sida loo qurxiyo iyo qiimaha ay leedahay Farta quruxda badan waxay ka mid tahay waxyaalaha aad ugu fiican xagga waxbarashada. qofka marka uu fartiisa qurxiyo wuxuu dareemayaa inuu wixii uu qoray la akhrin karo, inkastoo samanka aan joogno dadka ay wax ku qoraan qalin aan caadi ahayn sidda keyboarka haddana ardayda way u baahan […]
Afartan iyo shan sawir oo isbaddalka soomaali ku tusinaya

Afartan iyo shan sawir oo isbaddalka soomaali ku tusinaya Soomaali oo waxbarashada soo badanayso jaamacadaha waxaa ka qalinjabiya arday badan sannad walba. waxay isugu jiraan wiilal iyo gabdhaba. Waagii hore dadka soomaaliyeed kuma dadaali jirin waxbarashada heerka jaamacadeed laakin hadda wadanka wuxuu noqday mid ka duwan waagii hore. aad baa loo dhigtaa waxbarashada heerka jaamacadda […]
Islaamka meesha uu geeyay aqoonta

Islaamka meesha uu geeyay aqoonta Aqoonta ama cilmiga waa wax aad u qiima badan oo qofka kaga sarreynayo dadka aan aqoonta lahayn, markaad eegto diinta islaamka waxaad arkaysaa sida ay ugu dadaashay aqoonta, bal aayadda ugu horreysa ee quraanka kariimka nabiga (SCW) kusoo degata waxay ku boorrinaysaa qofka inuu wax akhriyo, akhriskana waa furaha aqoonta. […]
Gabdhaha oo aad jaamacada u dhigto Soomaali

Gabdhaha oo aad jaamacada u dhigto Soomaali Soomaali oo ka bilowday isbaddal waxbarasho la taaban karo. gabdho badan ayaa jaamacado ka baxaya sanad walba waxaa jira tartan aan caadi ahayd. aqoota waa wax aad u qurux badan oo aan la heli karin, maxaa ka fiican in qalinka la qaato oo qorigana layska dhigo. dumarka marka […]
Sawirada dadka jaamacadaha ka qalinjabiyay 2019

Sawirada dadka jaamacadaha ka qalinjabiyay 2019 Waxaa soo batay dadka ka qalinjabinaya jaamacada dalka. waxaa la sheegay sanadkan dad badan inay ka qalinjabiyeen jaamacadaha dalka Soomaali gudihiisa gaar ahaan magaalada Muqdisho. waxaa la og yahay dadka soomaaliyeed inay bilaabeen ku dadaalka aqoonta heer jaamacadeed, taasoo keentay inay tartan galaan wiilasha iyo gabdhaha. sawirada ayaa kuu […]
Jaamacadda ugu fiican sidee lagu helaa

Tayada jaamacadda waxay ku jirtaa heerka sare ee aqoonta ay gudbiso
