Banaanaxa Muqdisho 18 iyo Amin arts

Amin arts oo sawir ka sameeyay banaabaxa 18 Muqdisho, wuxuuna ku tilmaamay inay ka dambeeyaan dad shisheeye rabo inuu adeegsadaan kooxda alshabaab si loo buburin lahaa qaranka soomaaliya. Dadka Muqdisho ku nool iyaguna waxay leeyihiin annaga canshuur ayaan bixinanna maalin kastena waa lana dilaa. marka sheekada yaa ku saxsan adiga maxay kula tahay.
Amin arts iyo Banaanbaxa magaalada Muqdisho

Xasan Sheekh iyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayuu ku tilmaamay inay qasayaan Soomaali
Amin arts oo sawir ku tilmaamay qolada danta ka leh qaraxyada

Amin arts oo sawir yaab badan kusoo bandhigay ujeeddada siyaasiyiinta qaarkood iyo shabaab. sawirka wuxuu tilmaamayaa qaraxyada soo batay gaar ahaan magaalada Muqdisho. maxaa loo soo badiyay qaraxyada waa maxay danta laga leeyahay inay qaraxyada soo bataan. sawirka Amin arts wuxuu aad u taageersan yahay dowladda uu hogaaminayo Farmaajo. sawirka ayaad ka fahmi kartaa inuu […]
Amin arts oo weli Geelle iyo Biixi ku dheggan

Sawir cusub ayuu ka sameeyay Amin arts mar kale madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle iyo madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi. Amin arts oo saaran maalmahan labadan qof ayaad ka fahmi kartaa waxa uu wato sawirka oo macne ah. Sawirkan oo tilmaamaya labadan qof inaysan awood lahayn oo kor laga hagayo. dowlad shisheeye ayaa kor ka […]
Amin arts sawirka uu ka sameeyay Geelle iyo Biixi

Sawirka uu ka sameeyay amin arts arrinta ganacasade Axmed iyo Muuse Biixi waa sawir runtii meel fog tilmaamaya. muuse bixii ayaa wuxuu u hayaa madaxweynaha jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle. sawirka waxyaalo badan ayaa laga fahmi karaa. waxaa lagaa rabaa inaad ka dhiibato ra’yigaaga.
Kenya iyo Soomaali yaa xoog badan

Amin arts sawirkan uu soo saaray dhinac marka laga fiiriyo waa sax dhinaca kalena waa qalad. dhinaca saxa waa marka ay soomaalidu midoobaan oo ay hal noqdaan ayay awood u yeelan karaan Kenya iyo dowladaha kale ay la tartami karaan ama ay ka adkaan karaan. laakin dad iyaguba is haysto lagama yaabo inay Kenya ka […]
Amin arts oo qaraxa Muqdisho sawir ka sameeyay

Amin arts oo ah raga caanka ah oo tageersan dowladnimada, ayaa wuxuu ka soo saaray kooxda alshabaab sawir yaab badan, sawirkaas oo ah mid qoto dheer leh. wuxuu leeyahay shabaab inay daciif noqdeen, sidaa awgeed falalkan ayay ku dhaqaaqayaan. amin arts wuxuu aad uga sawiray shabaab sawiro badan
