Jawaari iyo Madoobe Aminarts eeg siduu yeelay

Jawaari iyo Madoobe Aminarts eeg siduu yeelay Axmed Madoobe iyo Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari iyo sawirka kulul ee aminarts. Sida la og yahay amin arts wuxuu ka mid yahay dadka ku shuqlan siyaasadda dalka soomaaliya. Amin arts wuxuu ku nool yahay qurbaha gaar ahaan dalka Canada. hasee ahaatee wuxuu aad u taageersan yahay dowladda. sawirkan […]
Sawirka Aminarts iyo damaca Kenya ee badda Soomaali

Aminarts iyo Kenya mar kale, Kenya ayaa la sheegay inay rabto badda soomaaliyeed inay la wareegto. laakin Kenya arrintaas yaa ugu kaalmeynaya. sawirka aminarts ayaa jawaab ka bixinaya. amin arts oo sawiray Axmed Madoobe iyo jawaari oo fooraarsan. nin kenyan oo korka ka saaran oo laalaya badda soomaaliyeed. maskaxdoodana waxaa ku jirto doolar iyo kursi […]
Amin arts iyo aragtida doorashada 2020

Amin arts doorashada 2020 muxuu ka wadaa. Soomaali sida ka muuqata wali ma gaarin talaabada ah doorashada qofka iyo codkiisa. sidee lagu garaa arrintaas soomaali ilaa iyo hadda tirakoob sax ah lagama hayo, waxaa ka maqan meesha laga soo bilaabayo maamulka dowladnimada. dadka dhalashooyinka lama diiwaan galiyo sidoo kale xaalkooda guud. madaxda soomaaliyeed waxay u […]
Riwaayaddii Qaran iyo qabiil

Wali waxaa isku dheggan amin arts iyo dadka uu u arko inay raban dumista qaran soomaaliyeed. amin arts wuxuu u arkaa Farmaajo inuu yahay qofka dhisaya qaranka dadkaanna inay yihiin kuwa duminaya. tolow amin arts ma wuxuu arkayaa wax annaga aynaan arkin? Farmaajo iyo Khayre miyay ku fashilmeen xukunka soomaaliya?. Sawirkan waxaa ka muuqda Shariif […]
Amin arts mar kale Cumar Cabdirashiid iyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur

Amin arts oo sawir kale ka sameeyay dadka uu dagaalka kula jiro. amin arts wuxuu u arkaa Cumar Cabdirashiid iyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur inay yihiin dadka duminaya qaranka soomaaliyeed. Maalmahan aad ayuu uga sawirayaa waxyaalo badan la xiriira Kenya iyo iyaga. wuxuu u arkaa inay yihiin kuwa badda gatay. Soomaali waxa haysta ma yara. Kenya maanta […]
Amin arts iyo casharka Kenya ay siiso mucaaradka

Amin arts oo sawir ka sameeyay Cumar Cabdirashiid iyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur. sawirka oo tilmaamaya in Kenya dadkaas ay dabada kasoo riixdo Wuxuu tilmaamay inay soomaali iyaga qas ka wadaan iyo nabadgalyo ay u diiddan yihiin. Aminarts oo maanta sawirkan si cad ugu weeraraya labadan qof oo ka mid ah dadka soomaaliya baddeeda Kenya u saxiixay. […]
Amin arts oo mucaaradka shinbirro kawada dhigay

Sawirka Amin arts oo tilmaamaya in laga dambeeyo mucaaradka. ninka shisheeyaha oo geedka hoostiisa ku shubaya lacagta ayaa laga wadaa dowladaha soomaali qasaya sida uu Aminarts u arko. sawirka waxaa ka muuqda Damjadiid dadka ugu waaweyn oo Farmaajo siyaasaddiisa kasoo horjeedo. oo ay ka mid yihiin Xasan Sheekh Maxamuud madaxweynihii hore iyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur.
