Amin arts oo Kenya meel xun geeyay

Amin arts iyo sawirkii ugu darnaa

Amin arts oo dagaal adag kula jiro Kenya, ayaa wuxuu soo sawiray Soomaali oo shabeel ah Kenyana oo diiq ah. marka waad iska garan kartaa shabeelka inuu ka xoog badan yahay diiqa. Soomaali iyo Kenya maanta farqi weyn ayaa u dhexeeya, Soomaali 1991 ilaa iyo hadda ma helin dowlad awood leh. oo dalkeeda difaaci karta, […]

Amin arts iyo kooxda badda kenya u saxiixday

dadka badda saxiixay

Siyaadda soomaali oo maalmahan holcaysa, markii ay isqabteen Kenya iyo soomaaliya kaddib. waxaa laysku haystaa badda, amin arts oo sawir kasoo saaray dadka saxiixay heshiiska badda. waxaa meesha ka muuqa sedex qof oo kasoo kala jeeda sedex beelood. Sheekh Shariif oo kasoo jeeda beesha Abgaal cismaan Cumar Cabdirashiid  oo kasoo jeeda beesha Majeerteen Abdirahman Abdishakur […]

Amin arts iyo xiisadda Soomaali iyo Kenya

amin arts

Kenya maanta waxay isu malaynaysaa inay ka awood badan tahay umadda Soomaaliyeed. dhabta marka laga hadlo, haddii shacabka soomaaliyeed iyo madaxda ay daacad isu noqdaan oo layska tuuro qabyaaladda. Kenya wax ay samayn karto ma jiraan. Amin arts ayaa sidaas ku muujiyay sawirkiisa. ma aha inaad noqoto qof liita . dalkaaga waa inaad garab istaagtaa. […]

Kooxda Fidno siduu u sawiray Amin Arts

Amin arts Kooxda Fidno

Amin arts oo sawir daran ka sameeyay cidda uu isaga u arko inay kasoo horjeedaan nabad iyo nolol ama Farmaajo iyo Khayre, sawirkaan oo ku jiro dad badan oo madax ka ah soomaali waxaa ku jiro madaxweynaha hore Xasan Sheekh Maxamuud, amin arts wuxuu ka dhigay koox isku duudan sida sports ka oo kale kooxda […]

Amin Arts iyo Baska Gaas ku kaxaynayo maamul goboleedyada

Gaas oo Gaari hallaysan wada

Mar kale iyo amin arts oo soo sawiray Gaas oo kaxaynaya gaari ama bas lugaha la’ waxaana saaran baska Axmed Madoobe iyo Xaaf Amin arts oo sawirka ku muujinaya Gaas inay u dhammaatay. Gaas oo raba mar kale in la dorto taasoo laga yaabo inaysan dhicin sawirka amin arts aad buu meel fog u taabanayaa […]

Musharaxa Puntland oo Amin Arts taageersan yahay

amin arts musharaxa Puntland uu teegeersan yahay

Amin arts oo sawir ku muujiyay musharaxa uu taageersan yahay oo ka mid ah dadka isusoo sharaxay madaxweynenimoda Puntland. Amin arts oo sheegay inuu yahay  Eng. Maxamuud Xasan Jebeiye qofka keliya hantidiisa ugu deeqay shacabka reer Puntland. Amin Arts oo dhowr sawir ka sameeyay Cabdiwali Gaas iasgoo ku haysta inuu yahay qof hantida gobolkaas liqay. […]

Amin arts iyo Gaas oo kitaabka xildhibaan ku dhaarinaya

Gaas oo wali amin arts ku dhegan yahay

Amin arts iyo Gaas oo kitaabka xildhibaan ku dhaarinaya Farashaxalaha caanka ah amin arts oo wali ku dheggan Abdiwali Gaas, gaas oo ah qof inta badan mucaarad ku ah Dowladda federaalka, amin arts waa la garanayaa siyaasadda uu ku socdo, wixii dowladda kasoo horjeeda ayuu isna kasoo horjeedaa. sawirada uu soo sawiro ayaad ka garan […]