Amin arts oo Kenya meel saaray

Kenya waa dowlad aan rabin soomaali inay toosto. sidaas awgeed waxay adeegsataa jaajuusyada dalka madaxda ka ah. kuwan haddii ay caqli lahaan lahaayeen waxay noqon lahayd soomaali meel toosan. laakin madaxda dalka oo dhan waa dad shaqaale ah. waxay u shaqeeyaan cadowga marka waxaad ogaanaysaa in dalkeena uusan tooseynin haddaan layska qabanin kuwan
Tartanka feerta Kenya iyo Somali by Amin arts

Wali waxaa socota arrinta badda oo ka dhexeysay Kenya iyo Soomaali. amin arts oo soo sawiray sawir muujinaya sida Kenya looga adkaaday. waxaa ka muuqda meesha soomaali inay kaga guulaysatay Kenya feerta. taas oo laga wado xagga siyaasadda. waa sawir meel fog wx ka tilmaamaya.
Warbaahinta Kenya iyo dagaalka badda Soomaaliya

Amin arts oo wali ku jira dagaalka warbaahinta uu kula jiro Kenya. sida la og yahay Kenya dan weyn ayay ka leedahay burburka dalkeena. maanta labada dowlad oo kala ah Kenya iyo Itoobiya waa cadow daran. ma rabaan soomaali inay toosto maxaayeelay dhulal badan ayay ka haystaan. marka dan ugama jirto heshiiska Soomaali. sawirka amin […]
Labo siyaasi oo Kenya ugaarsatay by amin arts

Amin arts oo soo sawiray Kenya inay gacanta ku dhigtay qaar ka mid ah hoggaamiyeyaasha soomaaliya, qaarna ay wali qabanin oo aan makaalinta usoo galin. sawirkan runtii waa sawir meel fog tilmaamaya. Kenya waxay usoo qabanaysaa madaxda soomaaliyeed sida loo soo qabto kalluunka oo kale. kenya waa dowlad damac weyn ka leh dhulka soomaaliya. makaalinta […]
Amin arts lacagta uu ka sameeyo sawirada

Amin arts waa qof aad caan u ah, waxaa laga yaabaa inuusan jirin qof soomaali oo baraha bulshada soo galo oo aan sawirka amin arts xiiseysnin,. marka haddii shirkad wax uu u yayeysiiyo maxaad mooddaa inta uu ka helayo ee lacag ah. Lacag sida loo helo samankan way fududahay waayo haddii aad wax yar taqaano […]
Amin arts oo Kenya dooli ka dhigay

Amin arts oo Kenya dooli ka dhigay Amin arts Kenya mar kale sawir kasoo saaray wuxuu ka dhigay dooli oo xadi rabo badda soomaaliya. sida la og yahay rag ayaa u saxiixay Kenya badda soomaali . ragaas waxay ku jiraan maamulka sare ee dowladda soomaali. ilaa iyo hadda arrinta badda waa laysku haystaa. dal kaste […]
Aminarts iyo siyaasiyiinta waraabaha ah

Aminarts oo siyaasada soomaali aad uga soo saaro sawiro muujiya xaalka dalka. wuxuu soo sawiray libaax oo dhaawacan iyo labo waraabe oo raba inay ka takhalusaan. sidoo kale meesha waxaa jooga labo daanyeer oo sheekada la yaaban. tolow labada waraabe yaa laga wadaa, sidoo kale labada daanyeer tolkee laga wadaa. libaaxa waaba iska cad yahay […]
