Taagnida Badan Iyo Fadhiga Badan Midkee Caafimaadka U daran Caafimaadka - Health By Su'aalaha On Dec 31, 2021 419 0 Su’aasha: Taagnida Badan Iyo Fadhiga Badan Midkee Caafimaadka U daran Taagnida Badan Iyo Fadhiga Badan Midkee Caafimaadka U daran Jawaabta: Fadhiga ayaa daran maxaayeelay jirka wuxuu u baahan yahay dhaqdhaqaaq, laakin taagni kaliya waxay la mid tahay fadhiga taagnida waa in dhaqdhaqaaq la socdaa, sidoo kale qofka waa inuu labadaba isku helaa nasasho iyo socod, sidoo kale qofka hadduu maalin kaste soo taagan yahay nasasho la’aan ay haysato dhibaato ayuu kala kulmaa xagga caafimaadka, adduunka waxaa ugu fiican wax kaste inay ahaadaan dhexdhexaad. Fadhiga BadanJimicsigaWaxtarka Socodka 0 419 Share