Su’aalo iyo jawaabo la xiriira dareenka dumarka iyo gogosha

Su’aalo iyo jawaabo la xiriira dareenka dumarka iyo gogosha

Su’aasha:

Asc ugu horayn waxaan rabaa inaan ogaado majiraa qof aan waligii guursan
Mida kle dadka hamiga galmada iyo raaxada haukala bataan maahee ee wax waa ay dareemaan sooma ahan

Mida kle gabdha inay ijeceshahay sidee ku ogaan karaa ama gabdhaha sida aan anaga dumarka qurrxoon ufiirino naasahooda iyo futadooda ragana magala yaabaa inay raga markay ay soconayaan raga futadooda in ay daawadaan oo xitaa haduu dareen xun dilooday ma la ogaan karaa ama ma ii sheegan kartaa mida kle gabdhaha raga murqahooda iyo xabadkooda iyo xaadooda maku kacsadaan

Mida iigu dambeesa maxay dhabdhaha dhiiga caadada ugo naxaan markii lagu soo hadal qaado ama maxay ula xishoodaan
Halka qaar ay dhahaan dhiiga caadada marka uu nagu dhaco waa naxnaa mida kle dhiigaas inta uu hayo maka soo uri karaa gabdhaha ama gabdhah haday hal qol ladagan tahay hooyadeed walalaheeda dhiigeeda siday u qarin kartaa
Mida kle gabdhaha futada raaxo miyay ka dareemaan sida siilka markii laga wasayo oo kle
Gabdhahana maku biyo bixi kartaa labo nin oo isdhuuqaya ama istaabanayaa ama hadal istiin leh intaas iiga soo jawaab mahadsanid.

Su'aalo iyo jawaabo la xiriira dareenka dumarka iyo gogosha
Su’aalo iyo jawaabo la xiriira dareenka dumarka iyo gogosha

Jawaabta:

Way jiraan dad aan waligooda guursanin niman iyo naagaba.

Way jiraan dad dareen aan lahayn cudur ama si kale u dhiban.

Astaamaha jacaylka waa iska muuqdaan gabadha markay ku jeceshay way ku qiimaynaysaa sheekadaada ayay ka helaysaa haddaad guur usoo bandhigto ma diidayso markay kula hadlayso firfircooni ayay dareemaysaa, sidoo kale way kaa warqabaysaa, daacadna way kuu noqonaysaa, kuwan waa calaamadaha jacaylka gabadha.

Naagaha raga waxay ka fiiryaan raganimada, kartida, caqliga, quruxda wejiga, deeqsinimada.

Naagaha kacsiga badan raga hadalkooda iyo muuqaalkooda way ku kacsadaan.

Dhaqanka ayaa keenaya gabadha inay dhiiga caadada ka xishooto ama ka naxdo. Naagta dhiigada caadada way qarin kartaa haday maro ku xirto mana usoo urayo dadka dhiiga caadada.

Haweenka badankooda kama dareemaan galmada futada raaxo waa dhif, inta badan taas waxaa u keeno caadaysiga ama barashada, gabdhaha bartay ayaa waxaas ka hela.

Taas waxay noqonaysaa naagta siday tahay caadi ahaan xumaanta labada nin ay isku samaynayaan waa wax la karaahsado ee ma aha wax lagu raaxaysto waa wax fidrada khilaafsan, waa falka qoom Luud.

 

Cudurka laga qaado galmada gadaal ninka iyo naagtaba

 

There are men who have never married men and women.

There are people who have no sense of disease or otherwise suffer.

The characteristics of love are visible to the girl when she loves you she appreciates your story she will find you if you present her marriage she does not refuse when she talks to you she feels active, she also informs you, she becomes honest with you, these are the signs of love for the girl.

Male females look out for masculinity, ability, intelligence, beauty of the face, generosity.

Women who are more aroused by men’s speech and appearance.

The culture causes the girl to be ashamed or shocked by the menstrual bleeding. A woman can hide the menstrual blood if she wears a cloth on it and does not smell the blood of menstruation.

Most women do not feel comfortable with the unaus sex is rare, often this is caused by habit or learning, girls who have learned it get this.

This will be the woman as it is usually the evil that the two men are doing to each other is an abomination and not something to enjoy, it is something that is contrary to the odds, it is the act of the people of Lot.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More