Soonka qofka qasliga qaba ma ansaxaa
Soonka qofka qasliga qaba ma ansaxaa
Su’aasha:
Qof janaabo qab haduu seexdo asagoo soon xirtay oo malintii la gaaro soonka ma sii wadanayaa haduu subixii ka qubeysto.

Jawaabta:
Qofka hadduu isku januubo ama naagtiisa uu u galmoodo sidaas janaabo ku gasho oo seexda wuu soomi karaa wax dhib ma laha, janaabada habeenkii soonka wax kama dhibto , sidoo kale qofka asoo soomaan hadduu hurdo oo isku junuubo isagana soonkiisa ma jabayo.
Qof janaabo qabo ma soomi karaa
إذا جامع الإنسان زوجته أو نزل منه المني في الاحتلام فيمكنه أن يصوم أثناء نومه، فلا إشكال، ولا إشكال في صيام الليل، وإذا نام الصائم وجامع فلا يفطر
Halkan ka daawo soonka qofka janaabada qabo
If a person has intercourse with his wife, or has sex with his wife, he can go to sleep and sleep. There is no harm in him. If a person fasts the night of fasting, he will not break his fast. Also, if a person fasts, if he sleeps and fasts, he will not break his fast.