Soonka iyo istiinka xaaska dharaarta Ramadaan

Soonka iyo istiinka xaaska dharaarta Ramadaan

Soonka lama oggola qofka inuu u galmoodo xaskiisa.

laakin istiinka mala oggol yahay?.

Culimada qaarkooda waxay u oggol yihiin qofka waayeelka, laakin qofka dhalinyaraha ah uma oggola waxaa laga baqayaa inuu ku taraaraxo oo uu galmo sameeyo  illeen naftiisa ma celin karee.

Soonka iyo istiinka xaaska dharaarta Ramadaan
Soonka iyo istiinka xaaska dharaarta Ramadaan

qaar culimada ka mid ah waxay dhaheen waxaa loo fiiriyaa qofka inuu is celin karo iyo kale, qofka shahwada celin karo oo reebi karo waa istiimin karaa naagtiisa, shumiska iyo taataabashada sida jirka naagta taabashada naaska iwm. waa loo oggol yahay haddii naftiisa uu ka reebi karo kacsiga daran oo laga yaabo inay biyo kasoo baxaan, biyaha waxaa laga wada manida ee lagama wado dhacaanlka kuulatada. istiinka aad buu ugu daran yahay naagaha qaarkooda waxaa laga yaabaa inay istiin ku biyabaxaan siiba marka naaska ibtiisa laga salaaxo, raaxada ibta naaska hablaha toos waxay ugu xiran tahay dareenka siilka.

axaadiis ayaa kusoo aroortay oo tilmamayso arrintaas.

qofka haddii uu naagtiisa istiimiyo oo biyaha sidaas uga bahaan soonkiisa waa furmay waa inuu soo gudaa maalin kale,  taasna waxaa qaba culimada jamhuurtooda  imaam Abuu Xaniifa iyo imaam Maalik iyo imaam Shaafici iyo imaam Axemd.

sidoo kale naagta haddii iyaduna ku biyabaxdo istiimiska iyadana soonka waa ka furmayaa, waa inay soo guddaa maalin kale.

haddii aad tahay qof aan is hayn karin waxaa kuu fiican inaad ka fogaato istiinka dumarka iyo baashiska xiliga ramadaanka maxaayeelay soonkaaga wuu kaa jabaa haddii aad biyabaxdo, haddii aad u tagto oo aad galmo la sameyso waxaa kugu waajibayso kafaarada galmada maalinta Ramadaan.

Qof salaad aan tukanin soonkiisa ma ansaxaa

 

Qof janaabo qabo soonka maka jabaa

Fasting is not allowed for a person to have sex with their spouse.

But is it allowed?

Some scholars allow the elderly person, but the young person does not allow it. It is feared that he will have sex because he cannot keep himself back.
Some scholars have said that it is considered whether a person can resist or not, the person who can restrain and restrain the sperm can use his wife, candles and touching such as the body of a woman touching the breast etc. It is allowed if itself can prevent severe arousal, which may lead to water, the water is taken from the semen and not from the heat event. It is very difficult for some women to ejaculate when the breasts are ejaculated. The comfort of the nipple of the nipple depends on the feeling of the nipple.

His disability came to you and pointed out this.

If a person uses his wife and water in this way, his fast is opened, he must fast it another day, and this is the case with the scholars of imam Abu Hanifa and Imam Malik and Imam Shaafi and Imam Ahmd.

Also, if the woman also ejaculates on the exercise and she breaks the fast, she must fast another day.

If you are a person who cannot restrain yourself, it is better for you to avoid women’s intercourse and toss during Ramadan because your fasting breaks if you ejaculate. If you go and have sex with them, you are obliged to atone for sex on the day of Ramadan.

 

 

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More