Site icon Daruur درور

Soomaalida iyo dhaqanka sabta sawirada

Soomaalida iyo dhaqanka sabta

Dhaqanka sabta markaan eegno  Soomaalida waxay ka mid yihiin umadaha jecel inay sab sameeyaan dadna martiqaadaan.
sidaas awgeed magaca wuxuu ugu baxay soomaali deeqsinimadaas darteed.
soo maal oo laga wado soo lis.

Cuntada zabta bariiska sawirada sabta
Cuntada zabta bariiska sawirada sabta
Saxan zab bariis iyo hilib
Saxan zab bariis iyo hilib

marka dadka soomaalida qof marti ah u yimaado. ayay dhihi jireen soo maal

Saxan bariis iyo hilib
Saxan bariis Zab loo diyaariyay
Saxan zab bariis iyo hilib
Saxanka sabta bariiska iyo hilibka
Saxan weyn bariis iyo hilib

hadda waxaad u jeedaa sawiradan halkan ka muuqdo waa cunto loo diyaariyay wiil dhashay farxad lagu faraxsan yahay awgeed si dadka loo siiyo.

 

Waxtarka Hilibka idaha

When we look at the Culture of Zab Somalis are among the nations that like to do Sabbath and invite people.
So the name came to Somalis because of this generosity.
come from the wealth and drive it.
when Somalis come to a guest. They used to say, “Come
now you are referring to these pictures shown here are food prepared for a newborn boy for happy joy to give people.

 

Exit mobile version