Siigadu vitamin D may riddaa

Siigadu vitamin D may riddaa

Su’aasha:

Asc dr siigadu vitamin D may riddaa sidoo kale dadka dhiiga may kalaacda thanks dr

Siigadu vitamin D may riddaa
Siigadu vitamin D may riddaa

Jawaabta:

Siigada si toos uma saameyso vitamin D-ga laakin dhibka ay keenayso ee nafsaaniga iyo jirka wuxuu keeni karaa dhibaatooyin saameyn ku yeelan kara nafaqada jirka iyo vitamiinada uu u baahan yahay, maxaayeelay cudurka nafsiga wuxuu isu baddalaa cudur jirka ku dhaco, tusaale ahaan naxdinta iyo murugta badan wadnaha ayay dhaawacaysaa, walwalka badan hurdada ayuu reebaa, hurdada marka aad weydo shaqada jirkaaga ayaa wax soo gaaraya waxaa laga yaabaa cuntada inay kuu bixi wayso, marka arrimaha way isku xirxiran yihiin.

Dhawr Su’aalood Oo Kusaabsan Gudniinka Fircooniga

It does not directly affect vitamin D but the harm it causes in the body and the body can cause problems that can affect the body’s nutrition and the vitamins it needs, because the psychological disease turns into a disease that affects the body, for example shock and sadness it hurts the heart, more anxiety prevents sleep, sleep when you do not have the work your body will get something and the food may not go out, when the issues are connected.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More