Siigada soonka ma furtaa

Su’aasha

Siigada soonka ma jabisaa sida galmada oo kale ma waxaa laga rabaa qofka kafaaro? fadlan jawab fiican aan rabaa

Siigada soonka ma furtaa
Siigada soonka ma furtaa

Jawaabta

Qofka sooman haddii uu siigayto oo ay biyaha ka baxaan soonkiisa wuu jabaa sidaasna waxaa qaba afarta mad’hab

culimo qaar waxay qabaan inuusan ka jabaynin soonka waxaa ka mid ah culimadaas Inbu Xazm oo ka mid ah culimada mad’habka daahiriga.

sidoo kale kafaaro lagama rabo hadduuna galmo samaynin, qofka sooman hadduu galmo sameeyo soonkiisa wuu jabaa xitaa haddii aysan biyaha ka bixin, sidoo kale kafaaro ayaa laga rabaa.

You might also like
1 Comment
  1. Dhibaatooyinka Ay Siigadu Keento Iyo Kuwa Aysan Keenin
    Saciid says

    runtii waa web aad u fiican, aad baad u mahasan tihiin thanks

Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More