Siigada iyo cudurka kaliyaha iyo beerka

Some acts may damage healthy your body

Siigada iyo cudurka kaliyaha iyo beerka

Su’aasha:

Siigada waxan maqlay inay dhib u geysato keliyaha iyo beerka taas ma sax baa teeda kale sigada tan dhibka gaysto mida adaran miyaa oo maalin kaste ah.

13-ka faa’ido oo laga helo basasha

 

 

 

 

 

 

 

Jawaabta:

Siigada waxay leedahay dhib badan guud ahaan dhibkaas wuxuu u noqonayaa inta badan nafsiga iyo fikirka, waxaa kaloo ay sheegaan dadka aqoonta caafimaadka ku takhasusay qofka markuu badsado siigada inay jirkiisa dhib u keenayso sidoo kale indhaha aragtida ayay saamayn ku yeelanaysaa.
laakin ilaa iyo hadda lama hayo daliil sugay inay xiriir la leedahay cudurda kalida iyo beerka.
laakin way dhici kartaa inay shaqada xubnaha jirka ay saamayso waayo waa wax xoog lagu keenayo biyaha soo baxay xubnaha ayay xiriir la leeyihiin.
dhibaatooyinka ugu badan siigada waa kuwa galmada la xiriir.

 

Daawashada filimada gaalada dambi miyaa

 

Masturbation has a lot of problems in general and this problem becomes mainly psychological and thinking,

and it is also said by people who specialize in medical knowledge

that when the masturbation increases it causes problems in their body and also affects the eyesight.
But so far there is no evidence that it is linked to the disease alone and the liver.
However, it may happen that the function of the organs is affected

because it is something that is strongly caused by the water that has come out of the organs.
The most common problems are those related to sex.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More