Siigada dhib ma u keeni kartaa kelliyaha

Siigada dhib ma u keeni kartaa kelliyaha

Su’aasha:

1.Siigadu Miyay Kahortagtaa Qofka Gadhku inuu Horay Ugu Soo Bixi Waayo
2.Siigadu Timaha Ay Daciifisay Markaa Lajoojiyo Sidoodii Hore Miyay Kusoo Noqonayaan
3.Dhibta Siigadu Jidhka Gaadhsiiso Goorma Ayay Qofka KaHadhaa
4.Siigadu Kalyo Xanuun Miyay Keentaa
Fadlan Afartaa Suaalood iiga Soo Jawaab Mahadsanid Dr

Siigada dhib ma u keeni kartaa kelliyaha
Siigada dhib ma u keeni kartaa kelliyaha

Jawaabta:

Su’aalahan qaar dhowr jeer ayaan ka jawaabay, waxaan kaaga jawaabayaa kuwa aan laga jawaabin,  siigada shaqo kuma laha timaha jirka taas waxay u noqonaysaa abuurka qofka iyo hormoonada Ilaahay jirkiisa ku abuuray, dadka qaar dhaqsi ayuu garka ugu soo baxaa dadna waa kasoo daahaa ee kuma xirna siigada.

Waa laga yaabaa nafaqa darada ka dhalato siigada inay mashaakil caafimaad keento laakin qofka haddii iska joojiyo wuu soo raysanayaa.

Dkhaatiirta qaar waxay sheegaan in siigada ay dhib u geysan karto kelliyaha, maxaayelay qofka marka uu siigaysanayo cadaadis ayuu saarayaa kaadihayska taas waxay keenaysaa kaadida inuu isku celiyo taas waxay dhib u keenaysaa killida, laakin ilaa iyo hadda daliil cad lama hayo siigada inay kalliyaha dhibto, guud ahaan wax qaldan dhib ayuu keenayaa.

  1. Faa’idooyinka Mooska Kuwa Ugu Muhimsan
  2. Qaraha Jirka Muxuu U Taraa Xagga Caafimaadka

 

I have answered some of these questions several times, I will answer those that have not been answered, the hair of the body does not have a function which is for the creation of the person and the hormones that God created in his body, some people come out to the court soon and people are late and not connected to the body.

It is possible that the malnutrition caused by the disease will cause health problems, but if the person stops, he will recover.

Some doctors say that masturbation can cause problems for the kidneys, because when a person is urinating he puts pressure on the bladder which causes the urine to repeat which causes problems for the kidneys, but so far there is no clear proof that the dialysis is harmful, it generally causes problems.

 

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More