Faa’idooyinka mooska waxtarka caafimaad laga helo
Mooska iyo caafimaadka
Mooska waa furuut caan ah waliba dalka Soomaali lagaga dambeeyo.
adduunka marka qofka ajnabiga ku weydeeyo dalkaaga oo aad tiraahdo soomaali baan ahay wuxuu kugu dhahaa:
Muuska soomaali oo kale lagama helo dunida.
mooska soomaali waxaa aad u faafiyay gumaysiga Taliyaaniga. illeen way ka ganacsan jireen.

marka mooska wuxuu leeyahay waxyaalo badan.
Mooska waxaa ku jiro cunsurka Potassium aadn wuu ugu badan yahay.
sidoo kale wuxuu muuska yareeyaa jirrooyinka wadnaha ku dhaco.
sidoo kale caafimaadka maskaxda ayuu u roon yahay.
sidoo kale waxaa la faraa dadka saxarada ku dhegto inay moos cunaan sidoo kale shubankana wuu yareeyaa, waa midka isku dheellitira socodka caloosha.
seedaha uu wato mooska waxay si fiican usoo dhaqaajiyaan saxarada si fudud ayayna kusoo baxaysaa.
taasna waxay kaa ilaalinaysaa inuu kugu dhaco bawaasiir ama baabasiir illeeh wuxuu inta badan ka dhashaa saxarada oo ku daahdo mindhicirada adag.
waxaa kaloo sugan muuska inuu dhaqaajiyo shahwada ninka iyo naagta, wuxuu ka mid yahay daawooyinka kacsiga dabiiciga ah.
raga howlgabka ka noqday raaxada sariirta aad buu ugu roon yahay mooska.
wuxuu siiyaa awood kacsi iyo dareen raaxo qofka cunaya mooska mar walba.
marka mooska waxtarka uu leeyahay intan way ka badan yihiin.
laakin kuwan ayaa ugu muhimsan. waxtarka uu mooska leeyahay waa laga siman yahay haween rag caruur dhamaan wuu u roon yahay waliba dumarka mooska wuxuu siiyaa waxyar aan lasoo koobii karin.
Mooska Iyo Caanaha Marka Laysku Shiido
7 Fitamiin Laga Helo Mooska Oo Nimanka U Roon
Benefits of bananas for health
Bananas and health
Bananas are a popular fruit that is also eaten in Somalia.
When a foreigner asks you about your country and you say you are Somali, he will tell you:
There is no other Somali banana in the world.
Somali bananas were widely popularized by the Italian colonialists. Because they used to trade in them.
So bananas have many benefits.
Bananas contain the most potassium.
Bananas also reduce the risk of heart disease.
It is also good for mental health.
People with constipation are also advised to eat bananas, as it also reduces diarrhea, and it is the one that balances the flow of the stomach.
The fibers in bananas move the stool well and it comes out easily.
This will protect you from getting hemorrhoids or piles, which are usually caused by stool and are delayed in the intestines.
Bananas are also known to stimulate the sperm of both men and women, and are one of the natural aphrodisiacs.
For retired men, bananas are very good for the comfort of the bed.
They provide sexual power and a sense of comfort to the person who eats bananas all the time.
So the benefits of bananas are more than this.
But these are the most important. The benefits of bananas are
equal to women, men, children, and all
Also, bananas give women something that cannot be counted.
