Sidee uga hortagaa inaan ka fikirin mustaqbalka

Su’aasha:

asc sxbyal waxaa iheysta cudur nafsi ah hadii aan arko riyo ama waxyar waxe ila noqonaayan wax ween oo ilaa heer aan nolosha kaquusto ayaan gaara shakigeega io waswaaskeega zaaid waye waxaan rabaa inaan kafikirin wax dhici doona sababtoo ah maskaxdeeda marwalba wax dhici doona ayee itusee shakigeega halkas ayuu igeeya sidee uga hortaga waxa dhici kara io waxa dhici doonaba aanan uga fikirin

Sidee uga hortagaa inaan ka fikirin mustaqbalka
Sidee uga hortagaa inaan ka fikirin mustaqbalka

Jawaabta:

Waxa ku haya waa waswaas, wuxuu leeyahay noocyo badan sidoo kale qaabab badan ayuu u imaanayaa, marka waxaad kaga bixi kartaa inaad si dhab ula dagaallanto in badan ayaan ka hadalnay,  qaababka loo joojiyo waan kasoo hadalnay linkiyadan ayaad ka akhrisan kartaa:

  1. Shakiga badan iyo waswaaska geerida maxaa daawo u ah

  2. Habka ugu fiican oo waswaaska shaydaanka lagula dagaallamo

  3. Waswaaska sida qalbiga looga saaro

  4. Waswaas ayaa iga haysto wax walbo dharka iyo cuntada

  5. Ninka shakiga badan maxaa lagu daweeyaa

  6. Waswaska marka  muda maqnaadaba soo labakacleeyo maxaa sababa

  7. Murugada waxa keena iyo daawada dhabta ah

  8. Daawada cudurka niyadjabka (Depression) ee ugu fiican

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More