Sidee loo kiciya dareenka raga
Sidee loo kiciya dareenka raga
Su’aasha:
Waxan donaya inaad i shegtaan dareenka ninka sidey xaaskiisa u kicin karto oo ugu fudud wayo nimanka qaar ma aha kuwo dhaqsi u kaco taas maxaa keenaya mida kale ninka geedka maxaa ka damiyo markay galmada socoto taasna xal malo heli karaa.
Jawaabta:
Su’aashaada oo ah sidee loo kiciyaa dareenka ninka.
Raga iyo dumarka isku qaab ma aha, dareenka raga wuxuu u noqonayaa quruxda dumarka.
Raga waxay ka eegaan haweenka jirka iyo carafta iyo quruxda dharka.
Ninka markuu arko naag jir qurux badan leh ama naag si fiican u labisan oo dhar qurux badan wadato ama barafuun caraf badan soo marsatay.
dhaqsi ayuu u dareemaa.
Waxaa kaloo ninka kiciyo hadalka macaan oo soo jiidashada leh iyo dhunkashada fudud oo kaftanka la socdo
Damintaanka xubinta ninka taas waxay u noqonaysaa sababao badan halkan ayaad ka akhrisan kartaa:
Xaaskayga markan u tago uun baa dareenka iga baxayo
Ginseng oo ah daawo geedka raga adkeysa
Qaabka raaxada raga ugu jecel yihiin
Men and women are not in the same shape, the feeling of men becomes for the beauty of women.
Men look at women’s body and the smell and beauty of clothing.
When a man sees a woman with a beautiful body, or a well-dressed woman with a beautiful dress or a smelly ice cream.
He feels fast.
The man is also aroused by the sweet and attractive speech and a simple kiss with the shirt