Sidee ku helaa jawaabta aad iiso dirteen

Su’aasha:

jawaabta su ahalahayga side kuhela xageesa kafiiriya fadlan igu sodir +27681585584.

Sidee ku helaa jawaabta aad iiso dirteen
Sidee ku helaa jawaabta aad iiso dirteen

Jawaabta:

Inta aadan su’aasha soo dirin waxaa fiican inaad ka raadiso su’aasha aad soo diri rabto waxa ay ku saabsan tahay, waxaa jira su’aalo badan aan ka jawaabnay oo webka ku jira halkan ayaad kaga raadin kartaa:

https://daruur.com//?s=

Marka aad soo dirto su’aasha oo laga jawaabo waxay soo galaysaa webka, gaar ahaan meesha ay ku qoran tahay kalmadda talooyinka

Halkaan ayaad ka helaysaa afartanka su’aal ugu dambeeyay oo laga jawaabay

https://daruur.com//consultations/

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More