Sidee gabadha loo bikro jabiyaa uguna macquulsan
Sidee gabadha loo bikro jabiyaa uguna macquulsan
Su’aasha:
Walaal waxaan rabaa inaan cilmi ahaan idiinkaga faa’ido hada waxaan ahay doob wali aan guursan waligiina gabar aan ka sineysan hadana sidee ugu fudud markaan gabar bikro ah, oo baadiye la iiga keenay la ii guuriyo qaabkeen u bilaabi karaa howsha waxaan mararka qaar ka fekeraa sidii aan ka yeeli lahaa arintaas marka wixii aqoon ah aad igu dhaantaan ila wadaaga.

Sidee gabadha loo bikro jabiyaa uguna macquulsan
Jawaabta:
Marka hore Allaha weyn oo sinada kaa ilaaliyay ku mahdi marka labaad sheekada ma aha muddada aay kaa qaadanayso inaad gabar ku bigrajabiso, arrinka waa sidee xaaskaaga aad uga dhigaysaa qofka nolo fiican ula qaadanayso.
Bigrada waxaa fiican inaad xoog loo adeegsanin, qofka inuu isku dayo xaaskiisa inuu aayar ugu galmoodo waxaana ugu mihimsan inuusan illaawin istiinka iyo sheekada macaan.
Ma aha klaiya howl dagaal ah galmada oo tartan lagu jiro immisaad ku bigrajabisay meeqa ayay kaa qaadatay sheekaadaas waa sheeko jahiili ah.
Waligaaga isku day in xaaskaaga ay ku faraxdo raaxada aad siinayso taasna waxaad ku gaari kartaa inaad isfahantaan aad saaxibo dhab ah noqotaan. diinta waxay ku fartay xaaskaaga inaad si wanaagsan kula dhaqanto taas waxay kasoo bilaabanaysaa habenka aqlgalka, Alle (SW) wuxuu yiri:
(وَعَاشِرُوهُنَّ بِالْمَعْرُوفِ)
kulana Noolaada si Fiican
Nin 55 sano jir ah oo gabar 20 jir ah guursaday oo arintan ku sameeyay
First of all, thank Allah, the Most Great, who has kept you from fornication. Secondly, the story is not how long it takes for you to divorce a girl. How do you make your wife the person who will take a better life with her?
It is better not to use force against the person, the person to try to have sex with his wife slowly and it is most important not to forget the feeling and sweet story.
It is not a wartime activity in which sex is in competition. How much you have taken away from where it has taken you.