Sidee ayuu ku noqon karaa qofka mid fahamkiisa aad u sareeyo

Sidee ayuu ku noqon karaa qofka mid fahamkiisa aad u sareeyo

Su’aasha:

ASC
Wll sidee qofka looga dhigi karaa ama u noqon karaa qofka faham sareeya haddii ay tahay xagga Cilmiga, xariirka bulshada, xalinta khilaafyada iyo caqabadaha, IWM.
Qaabkee uu ku noqon karaa qofka binu-adaamka ah mid fahamkiisa aad u balaadhan .

Sharxaad nadiif ah walaal.

(Alle ha siiyo guul qof kasta oo wax u tara bulshada muslimiinta ah adduunyo iyo aakhiro-ba)

SCW..

Sidee ayuu ku noqon karaa qofka mid fahamkiisa aad u sareeyo
Sidee ayuu ku noqon karaa qofka mid fahamkiisa aad u sareeyo

Jawaabta:

Waxaa jira sabbao badan qofka ka daciifiya fahanka iyo xifdinta iyo awoodda maskaxda, sababahaas waxay u qeybsamaan sababo nafsi iyo kuwo jirka u noqdo.

Sababaha nafsiga waxaa ka mid ah qofka marka uu buuq ku furan yahay amuurihiisa ay kala daadsan yihiin waxyaalo badan faraha kula jiro, arrimaahs waxay keenayaan maskaxda inay wax qaban weyso, maxaayeelay qofka jadwalkiisa wuu buuxaa ballmadiisa way isku dhex yaacsan yihiin saacad katste qof baa lasoo xiriira oo wax ka rabo.

Waxaa kaloo ka mid ah qofka inuusan si fiican u hurdin oo uu yahay qof dhafar badan, taasna waxay saamaynaysaa waxqabadka qofka iyo fahanka, qofka marka uu hurdadiisu ay nidaamsan tahay oo uu kasoo dhargayo wuxuu helaa xasilooni iyo deganaan, taas waxay ka caawinaysaa maskaxdiisa inay wax fiican qabato hadduu waxbaranayo iyo hadduu wax kala xallinayo.

Marka aan u laabanao xagga jirka qofka haddii jirkiisa uu waayo vitamiinada muhimka ah waxaa dhici karta inuu halmaankiisa bato, marka qofka waxaa laga rabaa inuu ku dadaalo qudaarta iyo furuudka, maxaayeelay vitamino badan ayaa laga helaa.

Waxaa jira geed aad ugu fiican fahanka iyo maskaxda waana geedka lagu daaweeyo dadka kacsiga waayay ama ilmo aan dhali karin geedkaas waxaa la dhahaa Ginseng waa geed sida shaaha oo kale loo cabbo, dhakhaatiirta waxay sheegaan inuu maskaxda xoojiyo oo fahanka kor u qaado.

Sidoo kale badso inaad akhriso buugaag faa’ido u leh nolosha akhriska badan wuxuu kordhiyaa caqliga

Sidoo kale ka fogow wax kaste dambi ah oo naftaada shallay iyo walwal usoo jiidaya sida daawashada dumarka qaawan iyo siigada waxaas oo dhan qofka aad bay u qasaan maskaxdiisa.

هناك نبات جيد جدا للفهم والعقل وهو النبات الذي يعالج الأشخاص الذين فقدوا الإثارة

أو الطفل الذي لا يستطيع تحمل ذلك النبات يسمى الجينسنغ هو نبات يشرب مثل الشاي، يقول الأطباء إنه يقوي الدماغ ويعزز الفهم.

أيضا أكثر لقراءة الكتب التي هي مفيدة في الحياة قراءة المزيد من الذكاء

تجنب أيضا أي خطيئة تجذب نفسك والقلق مثل المشاهدة والاستمناء كل هذا يربك عقل الشخص.

Hababka ugu fudud wax loo xifdiyo

 

There are many reasons that weaken a person’s understanding and understanding and mental ability, these reasons are divided into psychological and physical reasons.

Among the psychological reasons is that when a person is in turmoil, his affairs are scattered with a lot of things on his fingers, things cause the mind not to do anything, because the person’s schedule is full and their appointments are confused every hour and someone contacts and wants something.

It also includes not sleeping well and being a very busy person, which affects the person’s performance and understanding, when the person’s sleep is in order and he wakes up he gets stability and stability, which helps his mind to do better whether he is studying or solving things.

When we return to the body of a person if their body lacks essential vitamins, their forgetfulness may increase, when the person is required to concentrate on vegetables and vegetables, because many vitamins are found in them.

There is a plant that is very good for understanding and mind and it is the plant that treats people who have lost erections or who cannot bear a child. This plant is called Ginseng is a plant that is drunk like tea, doctors say it strengthens the mind and enhances understanding.

 Geedka fahanka kordhiyo halkan ka daawo

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More