Sida ugu fudud loo sameeyo maraq garcadde
Maraqa dabiiciga ugu macaan badan qaabka loo sameeyo.
Waxaad keenaysaa hilib ari kaddib waad jarjaraysaa wax yaryar baad ka dhigaysaa.
waxaad keenaysaa basal iyo toon iyo filfilmadow iyo milix kaddib intaad saliid keento ayaad dabka saaraysaa markaas ayaad ku dalacaysaa basasha iyo kuwa kale kaddib hilibka ayaad ku shubaysaa markaad ku walaaqdo biyo ayaad ku daraysaa ilaa uu ka karo hilibka.
