Site icon Daruur درور

Shukaansiga dumarka la qabo iyo astaamaha naagta xun

Shukaansiga dumarka la qabo iyo astaamaha naagta xun

Dumarka la qabo looma oggola nin kale inay xiriir nin iyo naag dhexmarayo la yeeshtaan.

naagta ninka guur ayaa ka dhexeeya haddii la qabo nin kale maxay ka doonaysaa.

naagaha iyagoo la qabo shukaansado rag kale aad bay u xun yihiin waxaana keeno sababo badan.

Naagta inay tahay naag aan akhlaaq lahayn oo dhaqan xumo kusoo jiri jirtay inay tahay oo rag badan xiriir la lahayn markay gabadh ahayd.

Ama naagta inay nin jeclayd laakin ninkaas duruufo awgeed ay u guursan weysay marka nin kale ay guursatay oo lacag ama wax kale ay ku raacday wali ninkii hore xiriir la leh, oo taleefan ku shukaana ama internet ama Facebook.

Shukaansiga dumarka la qabo iyo astaamaha naagta xun

naag ninkeeda ka mashquulay ee mooday inay tahay mas’uuliyadda guurka naagta in lacag iyo dhar iyo guri iyo cunto kaliya in la siiyo oo wax kale ku mashquulay, oona naagtiisa hadal macaan aan ku dhayanin abaayo waan ku jeclahay oo kale, hadalada jacaylka tuso, naagtaas waxay raadinaysaa nin  kale oo hadalkii ninkeeda ay ka weysay ay ka helayso.

taas waa marka naagta ay tahay naag diinta ka fog, ninkaas ayay uga sheekaynaysaa ninkeeda xaalkiisa, taasna waxaa ka dhalaynayso jacayl iyo sheeko hoose iyada iyo ninka ajnabiga ka ah.

waxaa kaloo keeni kara naagta inay nin kale raadiso iyadoo la qabo ninkeeda oo ka gaabiyay raaxada gogosha, naagaha qaar aad bay u kacsi badan yihiin diintana ma ku dhaqmyaan, naagta diinta leh si kaste ay u qooq badan tahay nin kale kuma dhacdo mana raadsato.

naagta marka nin kale xiriir la yeelato ninkeeda ayay gaadaysaa marka uu safaro ama meel fog aado rag kale ayay la xiriiraysaa gogoldhaaf ayay samaynaysaa,

waa maxay gogoldhaaf? gogoldhaafka waxaa laga wadaa naagta inay la raaxaysato nin kale iyadoo la qabo.

waa dambi weyn guriga oo dhan ayay sidaas ku kharibaysaa, shukaansiga naagaha la qabo halista uu leeyahay waxaa ka mid ah ninka waxaa u fudud inuu naagtaas ku dhaco oo uu ka sinaysto ileen naagta la qabo iyo gabadha isku dhiirra ma aha, naagta la qabo raaxada way soo martay marka loo fiiriyo gabar bikro ah oo aan wali waxaas arkin.

shukaansiga dumarka xaaska ah waa soo batay taasna waxaa keenay rag badan ayaa naagahooda ka mashquulay, waxay ku badan tahay raga qurbaha ku nool oo naagahooda keena dalalka Africa iyo wadamada carabta markaas ka tago naagtii haddii aysan lahayn diin ilaaliso rag ayay baranaysaa taasna waxay keenaysaa isdhexgal.

waxay u baahnaysaa qof kaalmeeyo oo meelo wax ugu soo dhameeyo isbarashada ninka iyo naagta fursad ayay keenaysaa inay xumaan ku dhacaan.

ninkii naag guursado waxaa habboon inuu iska ilaaliyo inuu ka fogaado wixii qadar ah oo isaga itaalkiisa ka baxsan mooyee.

naagta waxaa kale fasahaadiya dumarka qaar

Naagta xun waxay uga sheekeynaysaa markuu ninkeeda ka maqan yahay waxyaalo aan loo baahnayn, waxaa laga yaabaa inay ku dhiirragaliso shukaansi, marka naagta aad la saaxiibayso lafteeda waa inaad iska ilaalisaa.

naago waxaa jira afka wadaad ka ah hoosna dhilo ka ah, siiba naagaha meelo badan kaga nool qurbaha, gabdho wadaado iska dhigo ayaa jira haddana dhaqan xumo daran ku dhaqaaqo, astaamaha naagta dhilada ah waxaa lagu gartaa, raga kama baqdo waxayna ka heshaa meelaha raga joogo, waxayna ka hadashaa marka ay rag barato arrimaha jacaylka iyo raaxada si qaris aan lahayn ayay uga hadashaa,  waxaa laga yaabaa ninka ay barato inay uga sheekayso jirkeeda hoose sida uu yahay iyo raaxada iyo nin inay u baahan tahay calaamada lagu garo naagta xun ayay ka mid  tahay, inaysan xishoonin, xishoodka hablaha waa muhim.

Naagta aan la qabin waad guursan kartaa laakin naag la qabo maxaad ka falaysaa:

 

Maxaa lagu gartaa naagta saaxiibka leh

وعن الهيثم بن عدي الطائي قال: حدثنا مجالد عن الشعبي قال: قال لي شريح: يا شعبي، عليك بنساء بني تميم، فإني رأيت لهن عقولا، قال: وما رأيت من عقولهن؟
قال: أقبلت من جنازة طهرا، فمررت بدورهم فإذا أنا بعجوز على باب دار، والى جنبها جارية كأحسن ما رأيت من الجواري، فعدلت فاستسقيت وما بي عطش؛ فقالت: أي الشراب احب اليك؟ فقلت: ما تيسّر. قالت: ويحك يا جارية! ائتيه بلبن؛ فإني أظن الرجل غريبا! قلت: من هذه الجارية؟ قالت: هذه زينب ابنة جرير، إحدى نساء حنظلة. قلت: فارغة هي أم مشغولة؟ قالت: بل فارغة. قلت:
زوّجينيها. قالت: إن كنت لها كفئا- ولم تقل كفوا، وهي لغة تميم- فمضيت إلى المنزل فذهبت لاقيل، فامتنعت مني القائلة؛ فلما صليت الظهر أخذت بأيدي اخواني من القرّاء الاشراف: علقمة، والاسود، والمسيب، وموسى بن عرفطة؛ ومضيت أريد عمها، فاستقبل فقال: يا أبا أمية، حاجتك؟ قلت: زينب بنت أخيك. قال: ما بها رغبة عنك! فأنكحنيها، فلما صارت في حبالي ندمت، وقلت: أي شيء صنعت بنساء بني تميم؟ وذكرت غلظ قلوبهن، فقلت: أطلّقها! ثم قلت: لا، ولكن أضمها إليّ، فإن رأيت ما أحب وإلا كان ذلك. فلو رأيتني يا شعبي وقد أقبل نساؤهم يهدينها حتى أدخلت عليّ، فقلت: إن من السّنة إذا دخلت المرأة على زوجها أن يقوم فيصلي ركعتين فيسأل الله من خيرها ويعوذ به من شرها. فصليت وسلمت، فإذا هي من خلفي تصلي بصلاتي، فلما قضيت صلاتي أتتني جواريها، فأخذن ثيابي وألبسنني ملحفة قد صبغت في عكر العصفر.
فلما خلا البيت دنوت منها فمددت يدي إلى ناحيتها، فقالت: على رسلك أبا أمية! كما أنت! ثم قالت الحمد لله، أحمده وأستعينه، وأصلي على محمد وآله؛ اني امرأة غريبة لا علم لي بأخلاقك، فبيّن لي ما تحب فآتيه، وما تكره فأزدجر عنه … وقالت: إنه قد كان لك في قومك منكح، وفي قومي مثل ذلك، ولكن إذا قضى الله امرا كان، وقد ملكت فاصنع ما أمرك الله به: إمساك بِمَعْرُوفٍ أَوْ تَسْرِيحٌ بِإِحْسانٍ
»
أقول قولي هذا وأستغفر الله لي ولك.
قال: فأحوجتني والله يا شعبي إلى الخطبة في ذلك الموضع، فقلت:
الحمد لله، أحمده وأستعينه، وأصلي على النبي وآله وأسلم، وبعد؛ فإنك قد قلت كلاما إن تثبتي عليه يكن ذلك حظّك، وإن تدعيه يكن حجة عليك؛ أحب كذا وأكره كذا، ونحن جميع فلا تفرقّي، وما رأيت من حسنة فانشريها، وما رأيت من سيئة فاستريها.
وقالت شيئا لم أذكره: كيف محبتك لزيارة الاهل؟ قلت: ما احب ان يملّني أصهاري! قالت: فمن تحب من جيرانك أن يدخل دارك آذن لهم، ومن تكرهه أكرهه؟ قلت: بنو فلان قوم صالحون، وبنو فلان قوم سوء.
قال: فبتّ يا شعبي بأنعم ليلة، ومكثت معي حولا لا أرى إلا ما أحب، فلما كان رأس الحول جئت من مجلس القضاء، فإذا بعجوز تأمر وتنهى في الدار! فقلت:
من هذه؟ قالوا: فلانة ختنك «2» . فسري عني ما كنت اجد، فلما جلست أقبلت العجوز فقالت: السلام عليك أبا أمية. قلت: وعليك السلام، من أنت؟ قالت: انا فلانة ختنك. قلت: قربك الله. قالت: كيف رأيت زوجتك؟ قلت خير زوجة.
فقال لي: أبا أمية، إن المرأة لا تكون أسوأ منها في حالتين: إذا ولدت غلاما، أو حظيت عند زوجها؛ فإن رابك ريب فعليك بالسوط؛ فو الله ما جاز الرجال في بيوتهم شرّا من المرأة المدللة. قلت: أما والله لقد أدّبت فأحسنت الادب، ورضت فأحسنت الرياضة. قالت: تحبّ ان يزورك ختانك؟ قلت! متى شاءوا. قال: فكانت تأتيني في رأس كل حول توصيني تلك الوصية.
فمكثت معي عشرين سنة لم أعتب عليها في شيء، الا مرة واحدة، وكنت لها ظالما: أخذ المؤذّن في الإقامة بعد ما صليت ركعتي الفجر، وكنت إمامى الحيّ، فإذا بعقرب تدب: فأخذت الإناء فأكفأته عليها؛ ثم قلت: يا زينب؛ لا تتحركي حتى آتي! فلو شهدتني يا شعبي وقد صليت ورجعت فإذا انا بالعقرب قد ضربتها، فدعوت بالسكت والملح؛ فجعلت امغث «1» أصبعها وأقرأ عليها بالحمد والمعوّذتين.
وكان لي جار من كندة يفزع امرأته ويضربها؛ فقلت في ذلك:
كنتم زعمتم أنها ظلمتكم … كذبتم وبيت الله بل تظلمونها
فإن لا تعدّوا أمّها من نسائكم … فإنّ أباها والد لن يشينها
وإنّ لها أعمام صدق وإخوة … وشيخا إذا شئتم تأيّم دونها
قالت النوار: فإذا لا نشاء

Exit mobile version