Showerka biyaha qabow bahalka ninka ma yareyaan

Su’aasha:

Shawarka biyaha qabow iyo kuwa kulul midkee fiican kuwa qabow bahalka ninka ma yareyaan.

Showerka biyaha qabow bahalka ninka ma yareyaan
Showerka biyaha qabow bahalka ninka ma yareyaan

Jawaabta:

Biyaha qabow iyo kuwa kulul labadaba waa laysku darsadaa marka la qubaysanayo, biyaha qabowga ma yareeyaan bahalka wax dhibna uma keenaan geedka haddaad kaligooda ku qubaysato.

Marka ma garanayo meesha aad ka keentay biyaha qabow ninka geedkiisa inay yareeyaan.

Wax sax ma aha taas,  ha u malaynin dhaxanta ninka marka uu dareemo oo bahalkiisa isku imaado taas inay geedka yaraynayso.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More