Shiirka urka badan maxaa keeno

Su’aasha

Dhididka marka aan isku arko waxaa iga soo baxo shiir daran dharka xitaa hal mar ka badan ma qaada karo maxa kena shiirka badan sidee loo joojin karaa sabun kaste wan adeegsaday ii sheega fadlan

Shiirka urka badan maxaa keeno
Shiirka urka badan maxaa keeno

Jawaabta

Dhididka waa wax caadi ah,  sidoo kale urka shiirka waa wax caadi ah, laakin midka badan waxaa keena inta badan, qofka oo doobnimada ku daaho oo dareenkiisa shahwada uu daran yahay,  waxaad arkaysaa qofka marka uu kacsado inuu shiiro rag iyo dumarba, taas waxaad ka fahmi kartaa inuu shiirka xiriir la leeyahay dareenka qofka, xitaa qofka marka uu xishoodo ama yaxyaxo wuu shiraa.

nadaafad la’aantana shiirka way keentaa ama dharka hoose inaan layska baddalin muddo badan

marka waxaad kala dagaalami kartaa inaad dadaafadda badsato, cuntooyinka qaarna inaad yareyso sida basasha iyo kalluunka, dharka aad xiranayso yuuna ahaanin mid ka samaysan layloon ha ahaado mid qudun ah, qubayskana badso, calooshaadana yasan istaagin.

وأما طريق التطهير بالغسل فلا خلاف في أن النجس يطهر بالغسل في الماء الجاري، وكذا يطهر بالغسل بصب الماء عليه، واختلف في أنه هل يطهر بالغسل في الأواني، بأن غسل الثوب النجس أو البدن النجس في ثلاث إجانات؟ قال أبو حنيفة ومحمد: يطهر، حتى يخرج من الإجانة الثالثة طاهرا.
وقال أبو يوسف: لا يطهر البدن وإن غسل في إجانات كثيرة ما لم يصب عليه الماء، وفي الثوب عنه روايتان وجه قول أبي يوسف أن القياس يأبى حصول الطهارة بالغسل بالماء أصلا، لأن الماء متى لاقى النجاسة تنجس، سواء ورد الماء على النجاسة، أو وردت النجاسة على الماء، والتطهير بالنجس لا يتحقق، إلا أنا حكمنا بالطهارة؛ لحاجة الناس تطهير الثياب والأعضاء النجسة، والحاجة تندفع بالحكم بالطهارة عند ورود الماء على النجاسة، فبقي ما وراء ذلك على أصل القياس، فعلى هذا لا يفرق بين البدن والثوب، ووجه الفرق له على الرواية الأخرى: أن في الثوب ضرورة، إذ كل من تنجس ثوبه لا يجد من يصب الماء عليه، ولا يمكنه الصب عليه بنفسه وغسله، فترك القياس فيه لهذه الضرورة دفعا للحرج؛ ولهذا جرى العرف بغسل الثياب في الأواني، ولا ضرورة في العضو؛ لأنه يمكنه غسله بصب الماء عليه، فبقي على ما يقتضيه القياس وجه قولهما أن القياس متروك في الفصلين لتحقق الضرورة في المحلين، إذ ليس كل من أصابت النجاسة بعض بدنه يجد ماء جاريا، أو من يصب عليه الماء وقد لا يتمكن من الصب بنفسه

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More