Sheekada Juxa iyo wanka waa qiso gaaban

Juxa wuxuu lahaa wan cayilan oo shilis ah.
saaxiibayaashiisa ayaa waxay ka dalbadeen inuu wanka gowraco si ay u wada cunaan hilibkiisa.
mid ka mid ah saaxiibayaashiisa ayaa wuxuu ku yiri: juxow wankan maxaad ku falaysaa, juxa wuxuu yiri: xilliga qabowga ayaan ugu talaggalay inaan ku moodo.

Sheekada Juxa iyo wanka waa qiso gaaban
Sheekada Juxa iyo wanka waa qiso gaaban

saaxiibkiisa wuxuu ku yiri miyaad waalatay? miyaadan ogeyn in berri ay tahay maalin nolosha adduunka ugu dambeysay ee aan wanka qalano maanta si aan u cunno berri.
juxa wuxuu ku yiri: berri ayaan inoo qalayaa.
maalintii marka la gaaray juxa wankii ayuu qalay wuxuu bilaabay inuu shiilo hilibka wanka. saaxiibayaashiisa waxay aadeen webi si ay ugu qubeystaan dharkooda ayay kaga tageen buur agteeda .
marka ay baxeen Juxa ayaa soo qaaday dharkooda wuuna gubay.
markay soo laabteen waxay ku dhaheen aaway dharkeena?
sideen ku noolaanaynaa dhar la’aan dhar kalena ma qabnee?
Juxa ayaa wuxuu ku yiri idinkaa ii sheegay maanta inay tahay maalintii adduunka ugu dambeysay.

 

Sheekadii wanka iyo faraska murtida ay xambaarsan tahay

قصة جحا والخروف

كان جحا يربي خروفا جميلا وكان يحبه، فأراد أصحابه أن يحتالوا عليه من أجل أن يذبح لهم الخروف ليأكلوا من لحمه.

فجاءه أحدهم فقال له: ماذا ستفعل بخروفك يا جحا؟

فقال جحا: أدخره لمئونة الشـتاء.

فقال له صاحبه: هل أنت مجنون الم تعلم بأن القيامة ستقوم غدا أو بعد غد! هاته لنذبحه و نطعمك منه .

فلم يعبأ جحا من كلام صاحبه، ولكن أصحابه أتوه واحدا واحدا يرددون عليه نفس النغمة حتى ضاق صدره ووعدهم بأن يذبحه لهم في الغـد ويدعوهم لأكله في مأدبة فاخرة في البرية.

وهكذا ذبح جحا الخروف وأضرمت النار فأخذ جحا يشويه عليها، وتركه أصحابه وذهبوا يلعبون ويـتنزهون بعيدا عنه بعد أن تركوا ملابسهم عنده ليحرسها لهم، فاستاء جحا من عملهم هذا لأنهم تركوه وحده دون أن يساعدوه، فما كان من جحا إلا أن جمع ملابسهم وألقاها في النار فالتهمتها. ولما عادوا إليه ووجدوا ثيابهم رماداَ. هجموا عليه فلما رأى منهم هذا الهجوم قال لهم: ما الفائدة من هذه الثياب إذا كانت القيامة ستقوم اليوم أوغدا لا محالة؟

من هو جحا

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More