Shaqada uu ka qabto Ingiriiska ereyga (UP)
Ereyga (up) afka ingiriiska kaalin weyn ayuu ka cayaaraa xagga baddalidda macnaha, ereyada qaar marka uu raaco macne kale ayuu siiyaa oo aan ereyga hore u lahayn.
Tuusaalooyinkan ayaad ka ogaan kartaa oo af carabi iyo af soomaali u tarjuman.
back up |
يدعم |
dib u taageeraya |
set up |
ينصّب |
ku rakibaya |
wake up |
يستيقظ |
soo toosaya |
give up |
يستسلم |
is dhiibaya |
stand up |
يقف |
istaagaya |
shut up |
أسكت |
aamusinaya |
get up |
يقوم |
istaagaya |
dry up |
يجفف |
qalajinaya |
blow up |
ينفجر |
qarxaya |