Shahwadayda ayaa aad u yar ahna khafiif maxaan sameeyaa

Shahwadayda ayaa aad u yar ahna khafiif maxaan sameeyaa

Su’aasha:

A S C, Bahda darur wan idin salaamay maanta wxn qabay su’aal muhim ah, waxan leeyahay reer ila mudo 8 sano ah gabadha xaaskayiga waxay idhashay wiil 7 jiir ah lkn wax ilma kale malihin marka dhibta ihayisata aniga shahwadayidi aya aad u yaraaday iyo khafiif’na cadaan o biyo kale ayu noq’day wxn aad u istic’maala jaadka iyo sigaarka wxn raba inan shahwadayida awoodisi uso celiyo marka maxan sameeya ila taliya mahad sanid.

Shahwadayda ayaa aad u yar ahna khafiif maxaan sameeyaa
Shahwadayda ayaa aad u yar ahna khafiif maxaan sameeyaa

Jawaabta:

Walaal waxaa aad u fiican inaad adeegsato cuntada nafaqada leh sida kaluunka ukunta hilibka sidoo kale malabka, waxaa kaloo aad cunaysaa basashada iyo qudaarta dhamaan cuntadaas waxay kuusoo celinaysaa awoodda manida.

Waxaa kaloo jiro kaniini iyo sharoobo oo biyaha ninka badiya oona xoojiya, laakin cuntada ayaa fiican oo dabiici ah, faahfaahin dheeraad waxaad ka heli kartaa linkiyadan hoose ku xusan:

 

It is very good to use nutritious foods such as fish, meat eggs as well as honey, and eat onions and vegetables. All these foods will restore sperm.

There are also pills and syrups that increase the man’s water and strengthen it, but the food is good and natural, more details can be found in the following links:

 

متى كان المنى أو الرحم مائلين إلى فساد مزاج فاختر لذلك الرجل امرأة رحمها مائل إلى ضد ذلك الفساد

وبالعكس فان الحال تصلح بذلك وإنما ينبغي أن يفعل هذا بعد أن تعلم أن العقم ليس للسدد ولا لشىء

غير فساد المزاج فقط واستدل على فساد مزاج الرحم أو اعتداله من باب المزاج والتبخير بالادوية التي هي الأفاوية كاف في ذلك

وذلك أن الرحم البارد اليابس لا ينفذ فيه البخور حتى يصل إلى الفم والمنخر لتكاثفه والرطب ينفذ فيه شىء ضعيف

لانه يغمر ذلك البخور ويضعفه وأما الحار فانه يغير كيفية ذلك البخور إلى الريح

وهذا النوع فقط يحتاج إلى أن يضم إليه استدلال آخر لأن الدليل فيه من باب البخور أضعف ميلا لرقته على أن هذا المزاج قل ما يعرض لبرودة النساء

ورطوبتهن وهذا المزاج إنما يعرض للمرأة الأدماء الزباء القضيفة

فضم هذا إليه وإذا حدث بالحامل زحير كان سببا لأن تسقط لاتصال الرحم بالمعى المستقيم وشدة تعب الجسم بكثرة الف ب القيام وشدة الوجع

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More