Scholarship waxbarasho free ah Sacuudiga bixinayo

Scholarship Benefits The King Abdulaziz University Scholarship 2019 is a fully sponsored scholarship, that covers the following:

Scholarship waxaa bixinaysa Jaamacadda Boqor Cabdilcaziiz oo jidda ku taallo waa full Scholarship
Bisha waxaa la siinayaa ardayga 1900 riyaal sacuudi
Marka uu tago waxaa la siinayaa 1800 riyaal sacuudi
Daryeel caafimaad lacag la’aan ah ayuu leeyahay
Deegaan oo cunto la socoto ayuu helayaa

Scholarship waxbarasho free ah Sacuudiga bixinayo
Scholarship waxbarasho free ah Sacuudiga bixinayo

4000 riyaal sacuudi dadka PHD diyaarinaya, 3000 sacuudi dadka master diyaarinaya si ay ugu daabacdaan buugga baxsiga
marka uu jaamacadda dhammeeyo 2700 riyaal buugagta dhoofintiooda ayaala siinayaa
sanad kaste tikid ayuu leeyahay oo dalkiisa uu ku aadayo.

waa fursad aad u weyn oo dadka jaamacadaha kasoo baxay loogu talaggalay si ay daraasaad sare u sameeyaan, fadlan gaarsii dadka jaamacadaha kasoo baxay.

Foomka halkaan ayaad ha helaysaa

https://ags.kau.edu.sa/outpsgadm/INDEX.ASP

shuruudaha iyagoo af ingiriis iyo carabi ah

https://truescho.com/scholarship-in-ksa

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More