Site icon Daruur درور

Saxuurta iyo Afurka yaa muhimsan xagga caafimaadka

Saxuurta iyo Afurka yaa muhimsan xagga caafimaadka

Saxuurta iyo Afurka yaa muhimsan xagga caafimaadka Dhakhaatiirta waxay sheegaan saxuurta inay ka muhimsan tahay afurka maxaayeelay jirka ayay siinaysaa awood uu ku shaqeeyo gaajada iyo harraadka saamyn weyn kuma yeelnayaan.

Saxuurta iyo Afurka yaa muhimsan xagga caafimaadka
Saxuurta iyo Afurka yaa muhimsan xagga caafimaadka

sida la ogyahay xadiis Bukhaari iyo Muslim ay wariyeen ayaa kusoo arooray saxuurta Rasuulka SCW wuxuu yiri:

(تسحروا فإن في السحور بركة)

(saxuurta maxaayeelay saxuurta barako ayaa ku jirto)

qofka saxuuranaya ajar ayuu ka helaa maxaa yeelay amarka Nabiga SCW ayuu fuliyay haddabada waa maxay faa’idooyinka ay leedahay.

1- qofka sooman waxay ka dheereysaa madax-xanuunka iyo lallabada iyo daalka daran

2- waxay yareysaa oonka iyo gaajada jirkana waxay siisaa firfircooni

3- dheefshiidka ayay firfircooni u keentaa sidoo kale sokorta ayay dhiigga ka ilaalisaa

4- muslinka waxay ugu kaalmaysaa cibaadooyinka dharaarta inuu si fiican u guto sida salaadaha quraan akhriska iwm. waxaana ugu habboon in la cuno cuntooyinka biyaha badan wata sida qudaarta qajaarka iyo ansalaatada sidoo kale cuntada aan dhaqsi u shiidmin sida fuulka saliid saytuun lagu daray ukunta oo kale iyo jibnada, cuntadan caloosha waxay ku jiri kartaa 9 saacadood oo kale waa in laga fogaadaa macmacaanka ileen gaajo ayuu keenaa iyo cusbada iyaduna waxay keentaa oon waxaa habboon in timir la cuno iyo biyo fiican in la cabbo

 

Soonka maalindhaafka caafimaadka dhib ma u keenayaa

 

Waqtiga suxuurta halkan ka daawo

1- The fasting person avoids headaches and nausea and severe fatigue

2- reduces thirst and hunger and gives the body vitality

3. It activates the digestion and protects the blood from sugar.

4- It helps the Muslim to perform the rituals of the two days well, such as reading the Quran, etc. It is best to eat foods with high water such as peanuts and peanuts as well as foods that do not melt quickly such as olive oil mixed with eggs and eggs, this food in the stomach can last another 9 hours it should be avoided sweets that cause hunger and salt and salt it also causes thirst it is advisable to eat palm trees and drink good water

 

 

 

 

Exit mobile version