Sawiro laga qaaday xujaayda iyagoo taagan Carafo

Amazing pictures of pilgrims in Upper Arafat

Sawiro laga qaaday xujaayda iyagoo taagan Carafo

Sawiro laga qaaday xujaayda iyagoo taagan Carafo
Sawiro laga qaaday xujaayda iyagoo taagan Carafo

Sawiradan waxay ka mid yihiin sawirada ugu saameynta badan.
dad ka badan 2 milyan xaaji oo hal meel wada jooga oo Hal dhar wada xiran oo hal Ilaah baryaya.

sawirka xujaayda carafo waa sawir runtii taariikhi ah, wuxuuna tilmaamaya Nabi Muxamed inuu yahay nabiga xaqa ah oo lagu khatimay anbiyada ,
islaamkana inuu yahay diinta kaliya xaqa ah.

Xajka wuxuu tilmaamaya midnimada muslimiinta sidoo kale wuxuu u eg yahay maalinta qiyaame marka dadka ay qabuuraha kasoo yaacaan. maalinta carafo waxay ka mid tahay maalmaha ugu wanaagga badan Alle agtiisa ducada carafo waa duco aad ugu dhow in la aqbalo, xujaayda maalinta carafo aad bay uga faa’ideysanayaan.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More