Sawirada sambuuska Soomaaliyeed
Soomaali waxay caan ku tahay cuntada loo yaqaano sambuus.
waa dhaqan aad loogu yaqaano daafaha dalka soomaaliya
waxaa la sheegaa sambuuska inuu kasoo galay India
laakin soomaalida waxyaabo ayay ku dareen qaab kale ayay u yeeleen.
carabta sambuuska waxay galiyaan qudaar ama farmaajo
laakin soomaalida waxay dhex galiyaan hilib iyo basal ama kalluun iyo basal iyo barbarooni.
Sanbuuska carabta iyo kan Soomaalida
Cuntada makhaayadda iyo mida guriga dhanka caafimaadka
Photos of Somali sambus
Somali is famous for its sambus food.
It is a well-known culture in Somalia.
It is said that the sambus came from India
But the Somalis felt things in a different way.
Arabic sambus inserts vegetables or pharmaceuticals
But Somalis put meat and onions in it, or fish, onions, and bananas.
Sanbuuska soomaalida basal ayaa ku jirto halkan ka daawo faa’idada basasha ay leedahay