Sawirada Jacinda Ardern oo lagu dhejiyay jidadka Australia

Sawirada Jacinda Ardern oo lagu dhejiyay jidadka Australia

Australia oo sawirada RW new zealand la dhigay
Sawirada Jacinda Ardern oo lagu dhejiyay jidadka Australia

Dalka Austaralia oo sawirada Rw New Zealnad Jacinda Ardern lagu dhejiyay iyadoo qoorta galinayso qof Muslin ah.
taasna waxaa loo sameeyay Munaasabadda bisha Ramadan.

dadka degan dalkaas ee Muslinka ah ayaa loogu tahniyadaynayaa.  sawirada oo meelo badan lagu dhejiyay bisha Ramadaan awgeed.

waxaana lagu qoray  Salaam oo af carabi ah sawirka dhiniciisa iyo Ramadan Mubarak.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More