Sanad siiga la’aan hadan joogo awood buuxda ma helayaa

Su’aasha:

hadii an hal sana siiga la aan joogo aana nafaqa badan cuno agood buuxda ma helaya.

Sanad siiga la'aan hadan joogo awood buuxda ma helayaa
Sanad siiga la’aan hadan joogo awood buuxda ma helayaa

Jawaabta:

Shaki kama taagna mar kastoo aad siigada iska joojiso inay faa’ido badan kugu jirto xagga nafta iyo jirkaba, qofka marka uu siigada joojiyo oo nafaqo fiican uu cuno awooddiisa way usoo laaban kartaa, laakin waxaa kuu fiican inaad guursato, maxaayeelay haddaad joojiso waxaad is arkaysaa adoo siiga u laabtay, dhalinyar badan ayaa sidaas ku dhacdo.

Joojinta waxaa la rabaa inay ahaato mid joogto ilaa aad ka guursanayso, haddii aad mar walba ku laabanayso waa jujug meeshaadi joog.

 

Filimada xun qaabkeen isaga reebi karaa talo i siiya

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More