Saliidaha timaha bixiya oo dabiici ah

Saliidaha timaha bixiya oo dabiici ah

Su’aasha:

SCW waxn iskuarkay timaha oo iga go’aya waxaan rabi lahaa saliid timaha bixisa oo dheeraysa, fadlan ii sheega haddii ay jirto saliid timaha dheerysa oo badisa.

Afarta Saliid oo timaha bixiya oo dheereeya
Afarta Saliid oo timaha bixiya oo dheereeya

Jawaabta:

Saliido badan ayaa jira timaha u roon oo dheereeya, waliba si degdeg ayay u bixiyaan timaha waxaa ka mid ah saliidahaas:

Saliida khirwac lagu dhaho afka carabiga  زيت الخروع  ingiriiskana lagu yiraahdo Castor oil

Saliidda nacnaca afka carabaiga lagu yiraahdo     زيت النعناع  engilishna lagu dhaho Peppermint oil

Saliid qumbe oo  afka carabiga lagu dhaho  زيت جوز الهند afka english lagu dhaho  Coconut Oil

Saliid seytuun oo afka carabiga lagu dhaho   زيت الزيتون  ingiriiskana  lagu dhaho olive oil.

Sida timaha loogu dheereeyo

Inta aad keento saliidahan ayaad isku daraysaa ilaa ay ka noqdaan hal saliid oo kale.

Markaas ayaad si fiican ugu daliigaysaa madaxa waxaad gaarsiinaysaa lafta madaxa.

Sidaasna waxaad samaynaysaa usbuuci labo jeer.

Muddo kaddib inshaa Allaah waxaad dareemaysaa isbadal weyn xaga timaha.

Saliida timaha bixisa oo dabiici ah waa kuwan aan kuu soo sheegnay.

sidoo kale timaha waxay ka ilaaliyaan daadashaha. Saliidahan timaha way jilciyaan, waana dabiici ma keenaan madax xanuun.
Daawada timaha jilcisa iyo saliidaha dabiiciga timaha lagu jilciyo waxaa 100% fiican saliidda.
Teedaha kale timaha dhumuc ayay yeelaan oo xoog leh. Dumarka qaar waxay dareemaan jarjarmidda timaha oo ah nooc ka mid ah jirrarada maqaarka madaxa la soo gudboonaado.
Sidoo kale madax cuncun daran iyo qashar fuulaya lafta madaxa.
Alaabtan way u roon tahay daawo ayay u tahay.

qurux ayay siiyaan marka aad  adeegsato timahaaga qofka raba timo dheer waa inuu si fiican u adeegsadaa waa daawooyin dabiici ah.

sidoo kale salida tinta bixiso halkan ayaan ka akhrin kartaa saliidaha ugu fiican

Qeybta caafimaadka muuqaal ah

it also protects hair from aging. These oils soften hair and are naturally not causing headaches.
Hair softening medicine and natural hair softening oils are 100% better in oil.
Other hairs make hair thicker and stronger. Some women feel haircuts as a type of skin rash.
Also severe itching head and a mess climbing on the skull bone.
This product is good for medicine.

They give beauty when you use your hair the person who wants long hair should use it well are natural medicines.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More