Saliid seytuunka waxa ay u tarto naasaha

Saliid seytuunka waxa ay u tarto naasaha

Su’aasha:

scw waxan raba inad iga jawaabtan su’aasha oo ah saliid seytuun hadaan ku daliigo habeen walbo naasaha wax ma u tartaa waxan maqlay in saliida seytuunka naaska ay weynayso waxan raba inaad ii sheegtaan faa’idada ay u leedahay saliida seytuunka naasaha dumarka.

Saliid seytuunka waxa ay u tarto naasaha
Saliid seytuunka waxa ay u tarto naasaha
Saliid seytuunka waxa ay u tarto naasaha

Jawaabta:

Daraasooyin badan waxaa lagu ogaaday saliid seytuunka inay leedahay waxtar weyn xagga caafimaadka jirka gudaha iyo maqaarkaba, haddii naasaha lagu daliigo saliida seytuunka waxay u tartaa wax badan kansarka ayay ka ilaalisaa waxay ka reebtaa naaska inuu balaq noqdo sidoo kale naasaha yaryar way weynaysaa maqaarka naaskana waxay ka dhigtaa mid jilicsan, waxaa fiican naagta inay mariso habeenkii marka ay seexanayso waliba kowda hore biyo qandac ayay ku daliigaysaa markaas ayay marinaysaa saliidda.

Saliid Seytuunka Uurka Ma Celisaa Haddii Bahalka La Mariyo Xiliga Galmada

Saliid Saytuunka Alaabta Raga Ma Waynaysaa

Many studies have found that cinnamon oil has great benefits for the health of the body and the skin, if the breasts are mixed with cinnamon oil it is useful for a lot of cancer it protects against cancer it prevents the breast from becoming bald as well as the small breasts it enlarges and makes the skin of the breast softer, it is better for the woman to apply it at night when she sleeps and also in the first place she puts it in boiling water and then she passes the oil.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More