Timaha adag ee madaxa ninka maxaa lagu jilciyaa

Su’aasha:

Timaha adag ee madaxa ninka maxaa lagu jilciyaa
Timaha adag ee madaxa ninka maxaa lagu jilciyaa

Asc waxaan mararka qaar isku arkaa salka timaha madaxa inay i cun cunaan hadey igu bataan marka majirtaa daawo timaha lagu jilciyo oo wiilasha marsan karaan.

Jawaabta:

Daawooyinka timaha jilciya markaad iska joojiso tinta way sii adkaanaysaa, waxaa fiican saliidda qumbaha iyo saliid seytuunka iyo saliid castor oil  inaad isku darto  maraas inaad adeegsato saliidahaas tinta way jilciyaan si dabiici ah ayay u jilciyaan maqaarka maadaxana daawo ayay u yihiin.

Laakin doowooyinka kiimikada ah oo timaha lagu jilciyo mustaqbalka dhibaato ayay u keenayaa madaxa iyo maqaarka madaxa iyo guud ahaan caafimaadka qofka.

Madowga maqaarka cajiraha kareemka lagu baabi’iyo

When you stop using hair softening medications, your hair will become harder. It is best to mix coconut oil, olive oil, and castor oil.

These oils soften your hair naturally, soften your skin, and are a great remedy.

But chemical hair softening medications can cause problems for your scalp, hair, and overall health.

Leave a Reply