Saliid saytuunka alaabta raga ma waynaysaa

Saliid saytuunka alaabta raga ma waynaysaa

Su’aasha:

Waxaan idin soo waydiiyay mar hore su aashan lkn maydaan iiga solo jawaabin
Saliid saytuunka ma korisaa geedka ninka balac ahaan dherer ahaan iyo adayg ahaanba
xaga dareenka ma kordhisaa
Qaabkee lol is ticmaalaa taasi was saliid saytuunka
Saliid macsarta iyadana maxay ka tartaa arimahaa aan kaa waydiiyay saliid saytuunka.

Saliid saytuunka alaabta raga ma waynaysaa
Saliid saytuunka alaabta raga ma waynaysaa

Jawaabta:

Su’aashaada mar hore ayaa laga jawaabay laakin adiga ayaan webka ka raadinin.

Haddii su’aal aad soo qorto webka ayaad ka raadin kartaa waad helaysaa marka laga jawaabo.

Teeda kale su’aal intaadan soo qorin ka raadi webka maxaayeelay su’aasha waxaa dhici karta in dadka kale looga jawaabay.

Linkigan ayaad ka heli kartaa su’aashaada hore oo laga jawaabay:

 

Saliid Saytuuntu Ma Waynaysaa Geedka

Haddaad rabto inaad su’aal ka raadiso webka

halkan ayaad ka galaysaa:  https://daruur.com//?s

waxaad ku qoraysaa erey la xiriira su’aashaada sida seytuun ama saliid iwm.

Su’aasha saliid macsarada halkaan ka akriso:

 

Saliid Macsaro Ayaan Ku Siigeystaa Maxay Dhib Ah Leedahay?

Saliid Macsarada Hadaan Geedka Ku Daliigo Mar Walba Ma Dheereyneysaa?

Isticmaalka Saliid Macsarada Dhanka Xubinta Taranka Maxay Faa’ido Leedahahay

Saliid Seytuun Qaababka Ay Kacsiga U Kordhiso

 

Your question has already been answered but you are not looking for it on the web.

If you post a question you can search the web and find it when it is answered.

On the other hand, look for a question on the web before you post it because the question may have been answered by others.

You can find this link in your previous question answered:

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More