Riyada astaqfaarta lagu barayo

Riyada:

Asc gabar Walaashay oo Garoob ah ayaa ku riyootay iyada oo astaqfaarta la barayo oo lagu cel celinayo waxaa la leeyahay astaqfiralaah dheh iyadana ay Yara qaldeyso oo la barayo.

Riyada astaqfaarta lagu barayo
Riyada astaqfaarta lagu barayo

Fasirka:

Riyada aad bay u fiican tahay waxay tilmaamaysaa in ilaahay kurbada ka feydayo oo ay heli doonto muraadkeeda inkastoo ay marka hore ku rafaadi doonto inay dhaqsi ku gaarto waxa ay rabto, laakin meel fiican ayay gaaraysaa nolol wanaagsanna way helaysaa inshaa Allaah.

 

Riyada istiqfaarta halkan ka daawo

 

The dream is very good, indicating that God will remove the suffering and she will achieve her goal, although she will initially suffer in order to quickly achieve what she wants, but she will reach a good place and have a good life, God willing.

Leave a Reply