Riyo dhagax nalagu soo tuuraayo aniga iyo hooyo

Riyada:

asc waxaa rajena inaa caafimad qabtaan. riyada waxaan ku arkay aniga io hooyade meel waxaa joognaa barxad ah oo dadbadani ay joogan sidoo kale meel luuq ah ayaa kudhuumanena anagoo dhan askar ayaa gadaal dhagax nooga soo tuureysa dhagax waawen aniga waxaa iskuduuba hooyadee oo dhagaxaha ayada kudhici lahaa anigaa isku aadinaya oo dhamaan anigee igu dhacayan dhagaxaha kadib askari ayaa meesha nagu soogalaya wuxu damcaa inuu hooyo xabad kudhufto hadana wuu iskadeyna oo iska baxa ayaa nala dhaha sidaas nalagu fasaxaa.

Riyo dhagax nalagu soo tuuraayo aniga iyo hooyo
Riyo dhagax nalagu soo tuuraayo aniga iyo hooyo

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa dulmi iyo cadownimo adiga iyo hooyadaada la idin ku hayo, waxaa jira dad cadow ah oo hadal xun idinka faafinaya ama dad idin neceb oo caay iyo aflagaado idinka faafinayo, guud ahaan riyada waa digniin marka Ilaahay ha idinka ilaaliyo sharta dadka xunxun.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More