Riyada tixsiga fara badan oo guriga soo galaya

Su’aasha:

scw qofki arko guriga duqsi fara badan ka buuxo oo meel kaste ku biibibya fadalan riyadaas fasirkeda aan u bahanay.

Riyada tixsiga fara badan oo guriga soo galaya
Riyada tixsiga fara badan oo guriga soo galaya

Jawaabta:

Tixsiga badan marka riyo lagu arko waa cadow aad u daran oo meesha uu soo galo hallaynaya, riyada waxay tilmaamaysaa dad inay jiriin cadow idin ku ah oo raba gurigiina inay burburiyaan waxaa habboon in laga taxdaro, waxaa kaloo lagu fasiraa tixsiga dad daciif ah oo dadka isku dira oo namiimo ka shaqeeyaa, guud ahaan duqsiga ma fiicna wuxuu astaan u yahay dhibaato iyo xumaan.

Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More