Riyada suuratul allamtara iyo libaaxyo eeyo iga reebaya

Su’aasha:

ASC ALLAH MAHADLEH
WAAD MAHADSAN TIHIIN ALLAH MACAK

WAXAAN KU RIYOODAY ANOO SALAADII SUBAX MASAAJIDKA KUSII SOCDA AYAA WAXAA IGU SOO YAACAY LIX BAHAL OO MADMADOW ANOO LUGAYNAYA WAAN KA DUL BOODAY
WAY IGU SOO YAACEEN WAAN LAAGLAAGAY ADUU WAAN ISKA CELIYAY

WAXAAN MAQLAY HADAL OO ILEH
ILAAHAY KUGU SALIDI MOOYO WAXKAA AWOOD BADAN LKN HADAAD LAKULANTO WAXAAD HAYSATAA AWOOD ILAAHAY KU SIIYAYE AKHRISO SUURATUL ALAMTARA SUURADA 105 EE QURAN KA
ADOO AAN BAQANIN BIDIXDA IYO MIDIGTADA EEGAYA ILAAHAY AYAA GARGAARDAGDAGA KUSIIN KUNA SALIDI CADAWGAGA WAX KA AWOOD BADAN

WAXAA IGU SOO BAXAY 3 EYO AH
WAXAAN AKHRIYAY ALAMTARA SURADA 105
WAXAA II YIMID 3 LIBAAH OO AYDII ERYADAY

Markii danbana waxaan dhagaysanayay tafsiirka quranka ee sheakh dirir
Intasi Ayan ilaway hala iga raali ahado

ALLAH MAHADLEH.

Riyada suuratul allamtara iyo libaaxyo eeyo iga reebaya
Riyada suuratul allamtara iyo libaaxyo eeyo iga reebaya

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa inaad heli doonto khayr badan iyo barwaaqo waxaana jabi doono dadka cadowga kugu ah, waxa madow aad aragtay waa cadow aan caddeyn oo qarsoon eeyaha waa cadow taag daran oo buuq badan akhriska suuratu alfiil waa difaaca Alle uu kaa difaacayo cadowga libaaxa lasoo diray waa gargaar Alle oo kaa qabanaya wixii xumaan kula rabo, suuratu alfiil waxay ka sheekaynaysaa qisada asxaabulfiilka oo soo weeraray kacbada si ay u dumiyaan laakin Ilaahay baa ka difaacay shinbiro ayuu usoo diray, riyada waa riyo aad u fiican, sidoo kale qofkii salaad subax tukado amaanka Alle ayuu ku jiraa sida uu xadiiska saxiixa ah sheegay.

Sheekh Dirir wuxuu ka mid yahay culimada soomaaliyeed wuxuu astaan u yahay khayr iyo hanuun iyo aqoon.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More