Riyada qof aad taqaano oo garbaha aad is galinaysaan Riyooyinka - Dreams By Su'aalaha On Apr 27, 2021 599 0 Su’aasha: waxaan ku riyoodey aniga iyo wiil oo aan aqaano oo aan ku arkey asigoo lugeeynaayo kadib aan garbaha iska qabsaney sida saaxiibo qaali isku ah aan xaafada wada imaaney maxaa lagu fasirikaraa riyadaa wiilkaasne marwalbo isma aragno marmar uun. Riyada qof aad taqaano oo garbaha aad is galinaysaan Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa wiilka inuu kuu dhow yahay sidoo kale inuu yahay qof daacad ah oo aan dhib kuu gaysanaynin, waxaa laga yaabaa xiriirikiina inuu sii adkaandoo oo saaxib rasmi uu kuu noqon doono, guud ahaan riyada ma xuma waa riyo fiican. Riyada DadkaRiyada Saaxiibka 0 599 Share