Riyada qaybinta macmacaanka iyo cabitaanka

Su’aasha:

Waxaan rabaa riyo in la iifasiro waxaan kuriyoodey anigo macmacaan iyo cabitaano sajilesan dad macalimiin ah isla shaqeyno uqeybinaayo marka bac madoow ayan kuwatey macalin ayaan ku yiri macalin buskutkaan iyo cabitaanadan midka rabto kabaxso wuxu labaxey cabitaankii ugu fiicnaa oo aan ubaahnaa waxaan islahaa xaaskaga ugeey lkn madaama uu baxsadey waan ka xishoodey inaan soo celi dhaho riyadaas hala iifasiro.

Riyada qaybinta macmacaanka iyo cabitaanka
Riyada qaybinta macmacaanka iyo cabitaanka

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa inaad helayso wax fiican cuntadan aad qaybinayso waa arsaaq wanaagsan, laakin waxaa lagaaga digayaa inaad illowdo xaaskaaga, waxaa lagaa rabaa inaad ka bilowdo xaaskaaga kaddib aad dadka kale siiso wixii soo haray, marka riyada ma xuma waa khayr, xaaskaaga ha moogaanin.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More