Riyada lacagta fasirkeeda waa maxay

Interpretation of the dream of abundant money

Riyada lacagta fasirkeeda waa maxay

Su’aasha:

Qofka ku riyooda lacag badan oo guriga ka buuxda lacagta waxay u muuqataa lacag cusub fasirka riyada lacagta guud ahaan waa maxay fadlan jawaab degdeg ayaan rabaa.

Riyada lacagta fasirkeeda waa maxay
Riyada lacagta fasirkeeda waa maxay

Jawaabta:

Fasirka riyada lacagta badan ee xaashida ah waxaa lagu fasiraa arsaaq iyo hanti badan sidoo kale waxay noqotaa guul iyo liibaan.
lacagta badan waxaa kaloo ay noqon kartaa inaad noqonoyso qof ku toosaya ciibaadada.
guud ahaan lacagta waa wax aad u fiican marka lagu riyoodo.
lacagta guriga ka buuxdo waxaa lagu fasiraa guriga oo noqonaya mid deeq iyo kahayr badan leh oo arsaaq badan ay taallo oo aan dadka ku nool dad kale u baahanin.
fasirka riyada lacagta shardi ma aha inay ahaato lacag diilar ama dirham ama diinaar ama riyaal ama shilin.
waa laga yaabaa mararka qaarkooda lacag gaar ah inay macno kale wadato fasiraad ahaan

 

 

Riyada Acounka Phonkayga Oo Wada Lacag Ah

Anoo Lacag Badanoo Dollar Ah Jeebka Ku Wata Dadna Caawinaya

 

وأما ‌الدراهم فإنها تؤول على وجوه بحسب اختلاف الطباع لأن كثيرا من الناس إذا رأوا ‌الدراهم في المنام يحصل له في اليقظة بمقدار ما رأى.
ومنهم من قال إذا رأى دراهم فإنه يسمع كلاما حسنا أو توحيدا لله تعالى خصوصا إذا كانت ‌الدراهم بيضاء جديدة وإذا كانت سوداء وعليها الصور فإنها تدل على الحرب والخصومة)
والدراهم الصحاح تدل على الخبر الصحيح والمكسور منها يدل على الكذب

وأما ‌الدنانير فقال دانيال من رأى أن بيده دنانير عددها أكثر من أربعة فإنه يحصل له كراهية من أمر أو يسمع كلاما ويصعب عليه بقدر كثرة ‌الدنانير وإذا كان عدد ‌الدنانير معروفا يكون همه قليلا.
وقال ابن سيرين إذا كان عدد ‌الدنانير خمسة فإنه يدل على فعل شيء يكون مقبولا وإذا كان معه دينار واحد بحث لا يكون كبيرا ولا صغيرا فإنه يؤول بدار صغيرة حسنة وإذا كان معه مائة دينار أو ألف دينار فإنه يؤول بحصول علم الاختبار لكن ان كان العدد زوجا لا فردا

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More