Riyada guriga quruxda badan

Su’aasha:

Assalaamu caleykum , waxaan arkay guri qurux badan .

Riyada guriga quruxda badan
Riyada guriga quruxda badan

Jawaabta:

Guriga quruxda badan guud ahaan waa wax fiican, laakin waxaa lagaa rabay inaad faahfaahiso qaabka aad u aragtay, maxaayeelay riyada waxaa la rabaa in la faahfaahiyo qaabka iyo sida loo arkay, fasirka waa isbadalayaa marka uu qaabka isbadalo, hadda kadib hadaad riyo soo dirayso waa inaad sheegtaa sida aad ku aragtay.

المنزل الجميل شيء جيد بشكل عام ،
ولكن طُلب منك توضيح كيف رأيت ذلك بشكل مفصل،
لأنه تفسير الحلم يتغير مع تغير كيفية الحلم

الآن إذا كنت ترسل حلمًا ، يجب أن تقول كيف رأيته وأن توضح الحلم بشكل لا لبس فيه.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More