Riyada duulidda iyo cillaanka iyo dhalmada gabadha
Su’aasha:
Walal su.aal kle ayaan qabaa oo riyada ku saabsan idinkoo mahadsanid
Walal waxaan ku riyoodaa anoo duulaya sida shinbirta oo hawada iska heehaabaya samadana aan gaadhayn inta dhexe iska duul’duulaya.
Waxaa kaloon mar walba iyana kuriyoodaa anoo cilaan marsanaya oo aad ula qushuucsan quruxda culaanka aan marsaday.
Waxaa kaloon ku riyoodaa anoo gabdh dhalay oo sidhib yar u dhalay waana leeyahay ciyaal Alhamdulillah.
Waad mahadsanidtihiin isoo Jawaaba walal khayr alle ha idin siiyee.
