Manida ninka markay jaale tahay maxaa jiro
Su’aasha:
Biyaha ninka markay yihiin kuwa leh midab jaale sida hargab adah oo kale maxaa la dhihi karaa ma dabici baa mise waxay tilmaamayaan in cudur jiro.

Jawaabta:
Biyaha ninka marka ay qofka ku daahaan waxay yeelanayaa midab booran oo cagaar xigo sida hargab adkaaday oo kale, taasna wax dhib ma laha haddii aysan jirin astaamo kale biyabaxa la socda sida biyaha markay soo baxayaan inuu xanuun jiro ama balbal dhib leh sida meel basbaas gaaray oo kale.
Qofka marka ay biyaha in badan ka baxaan biyaha cad ayay noqonayaan oo kahfiif ah waxay ku xiran tahay siday u baxayaan iyo inta jeer uu biyabaxayo, tusaale ahaan ninka marka uu galmo samaynayo oo biyaha ka baxaan marka koowaad waa biyo adag oo jeel ah, marka labaadna waa biyo cad oo adag oo ka yar kuwii hore biyaajada sedexaad biyaha way sii khafiifayaan waana sii yaraanayaan, dadkana taas way ku kala duwan yihiin.
Gabar iyadoo kastuumo xiran uur ma qaadi kartaa
When a man’s semen is late, it will have a yellowish-green color, like a bad cold, and this is not a problem if there are no other symptoms accompanying the discharge, such as pain when the discharge is coming out or a painful area like a sore throat.
When a person ejaculates a lot, the water will become clear and light, depending on how it comes out and how often he ejaculates. For example, when a man has sex and the water comes out, the first time it is hard and gel-like, the second time it is white and hard water that is less than the first time, and in the third time the water becomes thinner and less, and people differ in this.
